Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland foreign minister meets US Ambassador and european Diplomats

Recommended Posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Safiirada Maraykanka Iyo Ingiriiska U Fadhiyay Itoobiya

Hargaysa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, ee dalka Itoobiya oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo shaqo ah.

 

Maanlintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 22 Oktoobar waxa Wasiirka qado sharaf ugu sameeyay Safaaradda Ingriiska Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiya Itoobiya H.E. Norman Ling, oo ay weheliyeen safiir ku xigeenka kowaad, John Marshal iyo safiir ku xigeenka labaad, Matt woods, kulankaas waxa aad loogu falan qeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Britain

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland waxa uu ku nuux nuux saday sida ay lagama maarmaarnka u tahay inay Somaliland hesho mashaariic horumarineed si loo *****lo baahiyaha dhaqan dhaaqaale ee ka jira dalka sida :- hurumarinta dhaqaalaha, abuurid shaqooyin, hagaajinta wadooyinka, biyaha, waxbarshadda iyo caafimaadka, kuwaas oon laantood waxyaabihii u qabsomay Somaliland aanay sii jiri Karin. Dhinacooda safiirku waxuu balan qaaday inay wadi doonan siina balaadhin doonan kaalmadii ay siin jireen Somaliland dhinac walba

 

Wasiirku waxa kale oo isla jimcihii la kulmay safiirka wadanka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, H.E. Donald E. Booth, iyaga oo ka wada hadlay xidhiidhka labada dal siyaasadda cusub ee ku wajahan Somaliland iyo guud ahaanba arimaha gobolka sida horumarka dimuquraadiyadda iyo nabadgelyadda. Wuxuu wasiirkau si dheer uga hadlay taageerada ay Somaliland maanta uga baahn tahay Maraykanka oo ah sidii Somaliland looga dhigi lahaa wadan xubin buuxda ka noqda bulshada caalamka si u hanato guulaha dimuqraadiyadda iyo nabadgalyadu ka mid ka yihiin ee ay ku talaabsatay, mandaqaddana sidii loo xasilin lahaa ay gacan ka gaysato, arrintaasi oo u baahan taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ka qooto dheer ta ay maanta Somaliland caalamka ka hesho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Arimaha Dibadd Somaliland Oo La Kulmay Safiirada Mareykanka Iyo Ingiriiska Magaalada Addis Ababa.

 

 

Addis Ababa(Ramaas) Okt.24, 2010 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi Cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, ee dalka Itoobiya oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo shaqo ah.

 

 

adis1.jpg

 

Maanlintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 22 Oktoobar waxa Wasiirka qado sharaf ugu sameeyay Safaaradda Ingriiska Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiya Itoobiya H.E. Norman Ling, oo ay weheliyeen safiir ku xigeenka kowaad, John Marshal iyo safiir ku xigeenka labaad, Matt woods, kulankaas waxa aad loogu falan qeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Britain.

 

 

adis2.jpg

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland waxa uu ku nuux nuux saday sida ay lagama maarmaarnka u tahay inay Somaliland hesho mashaariic horumarineed si loo *****lo baahiyaha dhaqan dhaaqaale ee ka jira dalka sida :- hurumarinta dhaqaalaha, abuurid shaqooyin, hagaajinta wadooyinka, biyaha, waxbarshadda iyo caafimaadka, kuwaas oon laantood waxyaabihii u qabsomay Somaliland aanay sii jiri Karin. Dhinacooda safiirku waxuu balan qaaday inay wadi doonan siina balaadhin doonan kaalmadii ay siin jireen Somaliland dhinac walba.

 

 

adis4.jpg

 

Wasiirku waxa kale oo isla jimcihii la kulmay safiirka wadanka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, H.E. Donald E. Booth, iyaga oo ka wada hadlay xidhiidhka labada dal siyaasadda cusub ee ku wajahan Somaliland iyo guud ahaanba arimaha gobolka sida horumarka dimuquraadiyadda iyo nabadgelyadda. Wuxuu wasiirkau si dheer uga hadlay taageerada ay Somaliland maanta uga baahn tahay Maraykanka oo ah sidii Somaliland looga dhigi lahaa wadan xubin buuxda ka noqda bulshada caalamka si u hanato guulaha dimuqraadiyadda iyo nabadgalyadu ka mid ka yihiin ee ay ku talaabsatay, mandaqaddana sidii loo xasilin lahaa ay gacan ka gaysato, arrintaasi oo u baahan taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ka qooto dheer ta ay maanta Somaliland caalamka ka hesho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this