Sign in to follow this  
Cige

Odayaal dhaqameedka ka go'ay Golaha ****** oo kashifay magacyada shaqsiyaad Xildhibaa

Recommended Posts

Cige   

Odayaasha dhaqanka beelaha ****** garabka uu hogaamiyo Axmed Cali Gees ee iyagu ka go'ay Golaha dhaqanka iyo Midnimada ****** ayaa shaaciyay magacyada 6 masuul oo ay ku sheegeen xildhibaano katirsan dawladda oo isqarinaya.

 

Afhayeenka Odayaashaasi Garaad Cali Fiidow oo la hadlayay xalay qeybaha warbaahinta ayaa sheegay in ay shacabka kaga digayaan 6 masuul oo jagooyin kale ku qaraabta sida uu hadalka u dhigay oo xildhibaano ka ah Baarlamanka Somaliya.

 

Garaad Fiidow ayaa magacyada xubnahahaasi mar uu sheegayay waxaa uu yiri"waxan leenahay bulshada ka feejignaada nimanka Sh.Bashiir Axmed Salaad iyo Nuur Baarud Gurxan in ay magac Culimo sheegtaan waa Xildhibaano is qarinaya, sido kale Max'ed Xasan Xaad iyo Axmed Diiriye kuma hadli karaan magac dhaqan waa xildhibaano katirsan Baarlamanka, sidoo kale Abshir Bacadle iyo ninkaan lagu magacaabo Cusman guure dhamaantood waa xildhibaano isqarinaya".

 

Odayaasha ****** garabka ka go'ay Golaha Dhaqanka ****** ee Max'ed Xasan Xaad uu hogaamiyo ayaa maalmihi lasoo dhaafay dhaq dhaqaaq ka waday Muqdisho kadib markii ay guulo la taaban karo soo hooyeen xoogaga Islaamiga ah.

 

Markacadey.net,Muqdi sho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this