Sign in to follow this  
Liqaye

Did Kenya turn a blind eye to Sheik Aweys' use of Wilson Airport?

Recommended Posts

Liqaye   

Dowlada KMG oo waxa qayilo dhaan aad u dheer ka muujisay warar sheegay in Xasan daahir Aweys uu saacado kooban uu kusagnaa Garoonka Wilson Airport

 

Dowlada KMG ayaa waxa qayilo dhaan aad u dheer ka muujisay warar sheegay in Xasan daahir Aweys uu saacado kooban uu kusagnaa Garoonka Wilson Airport oo ku dhax yaalo banaanka Magaalada nairobi balse arintaasi ayaa waxaa ay dhalisay muran xoogan oo ah qaabkii uu ku soo maray Wadaadkan oo ay raadinayaan Ciidamada US

 

Waxaa uu ka soo raacay Xasan daahir Aweys oo ay la scodaan Lix ka mid ah Taageerayshiisa kula jira ARSta Magaalada Asmara waxayna soo martay Diyaaradeesi inta aysan ka soo dagayin Garoonka Macmalka ah ee NO 50 Magaalada nairobi oo ah magaalooyinka aadka u taagera Dowlada KMG

 

Xasan iyo Ninmankii la socday ayaa waxa ay ku dhaxtireen qada saacado ah garoonka Wilsan Airprt bishu markii ay hayid 22 April 2009 waxayna u sii dhaqajiyeen magaalada Muqdisho Diyaaradan ayaa waxaa lagu magacabaa Capital Airlines inkastoo aan la ogayin wax ay mudaan doonto

 

Warbaahinta ONKOD iyo DAYNIILE ayaa waxa ay u kuur galeen qaabka uu xasan Daahir u soo maray Magaalada Nairobi iyadoo arintan uu la yaabay Ninka Haytsa garoonkaasi qaabka ay ku dhcday arintan.

 

ONKOD And Dayniile

 

Kenya has been sucked into the Somali conflict after a key radical on the US terror watch-list used a Nairobi-based airline to fly to Mogadishu from Eritrea. The Somali government has written a protest note to Nairobi after Sheikh Hassan Dahir Aweys flew on a plane owned by Capital Airlines, which is based at Wilson Airport.

Sheikh Aweys and six other Somali nationals took the flight on April 22, 2009, and now the government in Mogadishu is accusing Kenya of aiding one of the men on the US list of wanted terrorists, who is also accused of links to Osama bin Laden’s al Qaeda network.

 

About to crumble

 

The Somali government is about to crumble as forces from Sheikh Aweys’ Hizb-al-Islam together with fighters from the Al-Shabaab movement threaten to take over the capital, Mogadishu. “It is true that the said Kenyan aircraft flew Sheikh Aweys into Mogadishu and the Somali government has written to Kenya through the Foreign Affairs ministry to complain about it,” a source privy to the letter but who sought anonymity because of the sensitivity of the matter said

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this