wayrax Posted January 24, 2009 This is my source Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
wayrax Posted January 24, 2009 War sugan oo ay RealGedo ka heshay gobolka Gedo ayaa tibaaxaya in ay cabsi xooggan la soo deristay odayaasha iyo waxgaradka ku sugan degmada Garbaharrey ee caasimadda u ah gobolkaas. Warka ayaa wuxuu intaa ku darayaa in ka dib dilkii loo geystay Axmed Cabdulle Magan iyo Ibraahim Xuseen Ducaale iyo safarkii koobnaa ee ay Xabashidu ku martay gobolka degmooyin ka mid ah in ay qaar ka mid ah dadka madaxda ah oo dhaqan iyo siyaasadba leh in ay si cabsi la’aan ah u joogaan degmadaas. Dilalkaas foosha xun oo ay geysteen kooxaha diinta darteed isu dila dadkana u laaya ayaa waxay is-tuhun iyo nacayb xoog leh dhex dhigeen dadka deggan nawaaxiga degmada Garbaharrey. Waxaa ilaa haatan dhinaca Nayroobi u cararay ilaa afar oday oo muhiim ah oo reer Garbaharrey ah iyadoo la filayo in uu guddoomiyaha degmada laftiisu dhawaan meeshaas isaga carari doono. Waxaa horay Nayroobi ugu sugnaa Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilkaa loo doortay bishii Abriil ee sanadkii tegay. Cararkan iyo salbabbakhan cusub ayaa ku soo beegmaya waqti ay muqaawamada Gobolka Gedo ku midoobeen magaca iyo hawlgalka Ururka Alshabaab, ayna magacawdeen maamullo iyaga kuwooda ah oo heer gobol iyo mid degmaba leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wayrax Posted January 24, 2009 http://www.realgedo.com/2009/01/garbaharrey-oo-ay- waxgaradkeedii-cabsi.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 Yeah, i knew it is a realgedo stuff before i even opened the topic ,,,, hehehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 24, 2009 ^ Thanks W. Keep updating us saxiib otherwise we'll forget about places like Garbahaarey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wayrax Posted January 24, 2009 THAT IS NOT FUNY! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted January 24, 2009 ^^ In future you should just write : SOURCE: IBID. Quote Share this post Link to post Share on other sites