Jacaylbaro Posted November 25, 2007 Waxaa maanta qoraal ka dhan ah shirkii Boocame kasoo saaray Laascaanood gudida nabad galyada ee Gobolka Sool qoraalkaas oo ay si adag ula hadlayaan ciddii ka qayb gashay shirkaas waxaana nuqul kamid ah qoraalkaasi maanta soo gaadhay xafiis ka shabakada afnugaal.com ee magalaada Laascaanood. Jamhuuriyada Somaliland Gudida nabad Galyada Gobolka Sool Rf:-X/G/G/Sool/01/2007 24/11/2007 Ujeedo:- Go’aan gudida nabad galyada ee Gobolka Gudida nabad galyada ee Gobolka:- Markuu arkay: Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Markuu arkay: Sharciga gudida nabad galyada ee Gobolka qodobadiisda 170 iyo 164 aad. Markuu arkay: Go’aanka shirka Boocame ee 22/11/2007 Wuxuu Gudidu Go’aamiyay. in shirka Boocame uu yahay shir xaaraan ah oo ay abaabuleen maamulka Goboleedka Puntland in la qab qabto dhamaan xubnaha 90 (sagaashanka ah ee ka qayb galay shirka Boocame islamarkaana soo saaray baaqa lagu kicinayo dadwaynaha iyadoo iyadoo midkiiba lagu ganaaxayo 1(hal) sano oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan S/L shs 5,000,000 (shan milyan) haddii uusan beenin baaqan. in isimada iyana ka qayb galay shirka Boocame isla markaana wax ka soo saaray baaqa Boocame in muddo 3 (saddex) maalmood ah ay ku beeniyaan baaqaas hore haddii ay ku beenin waayaana iyana sharciga ayaa la hor gaynayaa. fulinta go’aamadan waxaa u xilsaaran ciidanka Police-ka Gobolka. Saxeexa Gudida nabad Galyada Gobolka. Cali Maxamuud Axmed (Cali sandulle) Gudoomiyaha Gobolka Sool Xuseen Maxamed Xasan Taliye Qaybta booliiska G/Sool Cabdi Ciise Nuur Taliyaha xabsiga Laascaanood Axmed Daahir X. Xasan Duqa Laascaanood Yuusf Xeer ilaaliye Gobol Sool Cali Maxamuud Axmed gudoomiyaha gudiga nabad gelyada gobolka Sool Waa kan qoraalkii ay gudigaasi soo gaadhsiiyeen xafiiska Afnugaal Online. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 26, 2007 lol, let them arrest them, they will have twenty mandelas in las Anod Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 You don't have to insult Mandela ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 26, 2007 now to compare our araads to Mandela is an insult? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 It is an insult to compare the african hero to a qabiil garaads in the first place ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 26, 2007 Haha Naxar and Sheek are supposed to be Countrymen? SMH...Somalis. Wallahi I doubt if we ever come back to one ( I don't know if we were ever one to start of) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 We looked like one but we never been one ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 26, 2007 WTF? Is there an office in this world,where typwriters are still used? *Wonders,What was the topic about*? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 26, 2007 "It is an insult to compare the african hero to a qabiil garaads in the first place ,,," LOl, what other kind of Garaads are there? "We looked like one but we never been one ,,," You damn right, thats Somaliland over there, this is puntland! "WTF? Is there an office in this world,where typwriters are still used?" WTF indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 Ciidamada booliiska ee laascaanood ayaa saaka wada howlgal balaadhan oo ay ku baadi goobayaan xubnihii ka qayb galay shirkii boocame , waxaana goor dhowayd xabsiga laascaanood la dhigay laba xubnood oo shirkaasi ka qayb galay ........ Labada xubnood ee ay xidheen ciidamada somaliland ayaa mid ka mid ah lagu magacaabaa Oday Hurre Caalin halka midka kale aan wali la ogayn magaciisa , waxaana saaka guud ahaan ka socota magaalada baadi goob ay ciidamada Somalialnd baadi goobayaan ergooyinkii shirkii boocame , iyadoo ilaa hada la qabtay laba ruux oo keliya Ciidamada booliiska ayaa adkeeyey dhamaanba wadooyinka laga soo gala magaalada ka dib markii ay amarkaas bixiyeen gudiga nabad gelyada gobolka sool oo sheegay in xubnihii ka qayb galay shirkii boocame ay danbiilayaal yihiin lana xidho qofkasta oo ka qayb galay shirkaasi, shirkaas oo ay ku tilmaameen mid ay wadatay dowlad goboleedka Puntland .. Mar aan saaka booqday Kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood ayaa waxaan ku arkay ciidamo boolis dheeraad ah kuwaas oo si aada ubaadhaya gawaadhida su’aalana waydiinaya dadka la socda gawaadhida ka timaada dhinaca garoowe, ciidamada saaka howl galka wada ayaa dhamaantood waxay aheeyeen booliis mana jirin ciidamo aan deegaanka ahayn oo howl galka iiga dhexmuuqday saaka… afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites