Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Range oil hunt still on...Press release

Recommended Posts

Range Resources oo qoraal u dirtay Suuqa Ganacsiga Australia

 

Qoraal maanta lagu soo daabacay Boga internetka ee shirkada Range Resources,kaas oo loo diray Suuqa Ganacsiga Australia waxaana laguwargelinayaa dhaman Saamileydeeda in uu sii socon doono heshiiskii hore loola galay maamulkii hore ee Puntland.Qaraalkii halka ka soo eeg[Riix Halkan]

 

Wal wal badan oo hayey bilihii la soo dhaafay shirkada Range Resources kaas oo ku saabsanaa meesha uu ku danbayn doono heshiiskii ay wada galeen iyaga iyo maamulkii Cadee Muuse ayaa hada u eg mid meesha ka baxay ka dib markii shalay loo magacaabay Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL uu noqon doono lataliyaha khaaska ah ee dawladda ee arrimaha la xiriira horumarinta.

 

Walaacii badnaa ee uu qabtay Range Resources waxaa ka hadlay agaasimaha guud ee Range, Peter Landau, oo arrintaas faallo ka bixinayey waxa uu yiri "Shirkaddu waxay xiriir shaqo oo wanaagsan la soo lahayd Dawladda Puntland, waxayna aad u jeceshahay inay sii waddo taas. Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL) waxay anaga naga caawin doontaa in uu sii jiro xiriirkaasi" ayuu yiri Mr Landau.

 

Isagoo intaas ku daray "Ku dhawaaqidda madaxweyne Faroole ee hagaajinta ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga waxay caawin doontaa dhammaan shirkaduhu in ay ka hawl galaan gobolka, islamarkaasna Puntland waxay ka dhigeysaa meel soo jiidata maalgashiga

 

Qaraalkii ay shirkadu u dirtay suuqa Suuqa Ganacsiga Australia waxay Saamileydeeda oo walaac badan qabtay u sheegeen in madaxweyne Cade muuse uu sii wai doono heshiiskii uu horay u galay oo ay sii socondoonaan heshiisyadii hore loo galay

Share this post


Link to post
Share on other sites

duke can ask you a question?

 

do you think we somalis can ever survive as a people if we continue going to this path of seccessionism and divinding ourselves.

 

dividing our great nation into 3 seperate entities is detrimental to the long term aspirations and security of the people. We are meant to be united not divided

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think secessionism is an idiotic idea, but in this difficult time its important that local issues are dealt by the locals, what’s happening in the NW is great as long as they stop with the fascist falsehoods. Puntland is not a secessionist enclave it is a Somali state that welcomes all Somali’s; it does need to look after its interest for now.

 

You are right we should be united but brother we are paying for the mistakes of our father’s which is a damn shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this