General Duke Posted January 13, 2009 Range Resources oo qoraal u dirtay Suuqa Ganacsiga Australia Qoraal maanta lagu soo daabacay Boga internetka ee shirkada Range Resources,kaas oo loo diray Suuqa Ganacsiga Australia waxaana laguwargelinayaa dhaman Saamileydeeda in uu sii socon doono heshiiskii hore loola galay maamulkii hore ee Puntland.Qaraalkii halka ka soo eeg[Riix Halkan] Wal wal badan oo hayey bilihii la soo dhaafay shirkada Range Resources kaas oo ku saabsanaa meesha uu ku danbayn doono heshiiskii ay wada galeen iyaga iyo maamulkii Cadee Muuse ayaa hada u eg mid meesha ka baxay ka dib markii shalay loo magacaabay Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL uu noqon doono lataliyaha khaaska ah ee dawladda ee arrimaha la xiriira horumarinta. Walaacii badnaa ee uu qabtay Range Resources waxaa ka hadlay agaasimaha guud ee Range, Peter Landau, oo arrintaas faallo ka bixinayey waxa uu yiri "Shirkaddu waxay xiriir shaqo oo wanaagsan la soo lahayd Dawladda Puntland, waxayna aad u jeceshahay inay sii waddo taas. Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL) waxay anaga naga caawin doontaa in uu sii jiro xiriirkaasi" ayuu yiri Mr Landau. Isagoo intaas ku daray "Ku dhawaaqidda madaxweyne Faroole ee hagaajinta ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga waxay caawin doontaa dhammaan shirkaduhu in ay ka hawl galaan gobolka, islamarkaasna Puntland waxay ka dhigeysaa meel soo jiidata maalgashiga Qaraalkii ay shirkadu u dirtay suuqa Suuqa Ganacsiga Australia waxay Saamileydeeda oo walaac badan qabtay u sheegeen in madaxweyne Cade muuse uu sii wai doono heshiiskii uu horay u galay oo ay sii socondoonaan heshiisyadii hore loo galay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 13, 2009 ^What are the chances of Range Resources' success in Maakhir regions? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2009 ^^^Whats your point? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 13, 2009 Chances of a find? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2009 ^^^The exploration is concentrated in Bari & Nugaal areas for now, insha Allah if they hit oil other regions will be explored. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali Pirate Posted January 14, 2009 duke can ask you a question? do you think we somalis can ever survive as a people if we continue going to this path of seccessionism and divinding ourselves. dividing our great nation into 3 seperate entities is detrimental to the long term aspirations and security of the people. We are meant to be united not divided Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 14, 2009 I think secessionism is an idiotic idea, but in this difficult time its important that local issues are dealt by the locals, what’s happening in the NW is great as long as they stop with the fascist falsehoods. Puntland is not a secessionist enclave it is a Somali state that welcomes all Somali’s; it does need to look after its interest for now. You are right we should be united but brother we are paying for the mistakes of our father’s which is a damn shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites