Sign in to follow this  
Gabbal

Barre Hiiraale “Aniga burcada Kismaayo ma wada joogeyno

Recommended Posts

Gabbal   

Barre Hiiraale “Aniga & burcada Kismaayo ma wada joogeyno

Kismaanyo

 

barre%20hiiraale.JPG

 

Wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta xukuumada federaalka Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo maanta barxada ka soo horjeeda hotel Baranwaa kula hadlayey boqolaal dad ah oo halkaasi isugu soo baxay ayaa wuxuu sheegay in beryahan danbe ay magaalada Kismaayo ka socdeen falal ay geysanayeen wax uu ugu yeeray kooxo hubeysan oo maleeshiyooyin ah, wuxuuna tilmaamay in maamulkiisu 24-ka saac ee soo socda wax weyn ka qaban doono sugida ammaanka magaaladaas.

 

“Wallaahi madaxaa la kala jarayaa nimanka hubeysan ee dadka leynaya kuna soo qamaamaya inta soo qayilaan†ayuu yiri Barre Hiiraale oo sheegay in maleeshiyooyinkaasi ay gabaad siinayaan odayaashooda, wuxuuna xusay in ay soo qaban-doonaan.

 

Barre Hiiraale wuxuu kaloo sheegay in gobolada J/hoose/J/dhexe & Gedo loo sameyn doono maamul la baxay Jubbooyinka, uuna ka soo ansixiyey maamulkaasi madaxda sare ee dowladda federaalka markii uu tegay Baydhabo, wuxuuna dhinaca kalke sheegay in uu soo maray Gedo, ayna halkaasi heshiis ku soo saxiixdeen beelaha Garre & ********* oo sanadkii hore ku dagaalamay degmada Ceel-waaq & nawaaxigeeda, wuxuuna ka codsaday odayaasha reer Kismaayo in ay ka qeybtaan howlaha sugida ammaanka oo uu maamulkiisu maanta ka billaabayo magaaladaasi.

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan dayniile ,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka, Bravo and Kismayo are problems (opportunities!) for the Courts to handle! After Mogadishu, these robbed cities should be their target to clean and restore some justice. Given the relationship between warlord Barre and TFG leaders, Kismayo natives should choose Islamic Courts. That’s the way to go forward-------->.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Horn, would you phone your uncle and remind him inuu burcadnimo ku yimid Kismaayo? Waxaan maqli jiray qofka siduu dadka been ugu sheegaayo marka dambe ayuu u moodaa wuxuu sheegayo inay run tahay.

 

Adeer ma isku dhexyaacey mise duqnimaa la soo daristay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Folks, we should not forget that unlike other overthrown warlords (thugs) Barre is the most moderate warlord and a very sensible person. I dont see IC would consider to march towards Kismaio or to threaten him to lay down his weapons. No way!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiin iyo Jimca

 

Meesha maamul baa laga dhisahayaa.

 

 

Allamagan-

 

Maxkamadahu caadaqaadata dadka iyo diinteena gataan ayey doonayn. Hiiraale waa kii safaarada Maraykanka ka diiday inayba soo qaadaan Hussein Turki intuu ka gadi lahaa iska daaye. Turkina waa nin la ogyahay Hiirale iyo isagu meeshay kala taaganyihiin. Saa ay tahayne magan buu siiye maadama diinta gacanta ku wato.

 

Miyuu u qalmaa in lala simo baadiriinta wadaada Islaamka gadanhaye?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Sxb, walee waa la idiin baqaa. You seem to be living in a fantasy life. Moderate or not, nationalist ideals or not, Hiraale is a warlord regardless. Unless he is forgiven by those he erred and violated, he remains a criminal warlord. Shey asalkiisu xaaraan yahay, faraciisa xalaal ma noqdo, remember that Islamic formula? Khinziir ma xalaaloobo no matter how hard you wash it.

 

If one steals an apple and sells it to donate the money, would the thievery act forgiven and the ajar of the donation accepted? Hiiraale bathed in a pool of blood and some of us think putting a good act would reverse the clock. Think again sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Allamagan-

Maxkamadahu caadaqaadata dadka iyo diinteena gataan ayey doonayn. Hiiraale waa kii safaarada Maraykanka ka diiday inayba soo qaadaan Hussein Turki intuu ka gadi lahaa iska daaye. Turkina waa nin la ogyahay Hiirale iyo isagu meeshay kala taaganyihiin. Saa ay tahayne magan buu siiye maadama diinta gacanta ku wato.

 

Miyuu u qalmaa in lala simo baadiriinta wadaada Islaamka gadanhaye?

Hornow adeer isma aay ag imaan karaan, balse ayaandaro dadka badankiisa waxay wax ku miisaantaan haybta uu qofku yahay ee wax kuma miisantaan qofka kartidiisa "gaal dil gartiisana sii". Afkay qoyan hadii qof waliba u hadlo dee sheekadaasi waa mid gooniyoo & is-jiidjiid u baahan, tan kale saaxiibkaagi "mowlaca" waa his favourite topic tani wuxuu meesha la yimaada aanu aragno :D .

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

waxay wax ku miisaantaan haybta uu qofku yahay

Kol horaana idhi Hiiraale shaqsigiisu looma dan laha, ujeeda kalaa salka lagu hayaa. Hiiraale ma joogi karaa Kismaayo wax kalay matalaysaa.

 

Dhag ha u dhigin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidamada Amaanka Magaalada Kismaayo Oo Gacan Ku Dhigay Laba Qof Oo Lagu Tuhmayo Weerarki Todobaadkaan Lagu Qaaday Shirkadda Dahabshill Kismaayo.

 

Ciidamada amaanka ee degmada Ksmaayo ayaa gacanta ku soo dhigay laba ruux oo la xiriirinayo weerarkii shirkadda dahabshiil eee magalada Kismaayo kuwaasi oo iminka ku xeran xabsiga magaaladaasi.

 

Taliyaha xabsiga magaalada Kismaayo C/rasaaq Aadam Cali ayaa xaqiijiyaya in ay heleen warar xog agaal ah oo muujinaya in ragaani ay ku lug lahaayeen weerarkaasi isla markaana ay weli socdaan rag kale oo lagu daba joogo.

 

Weerarkaasi todobaadkaani lagu qaaday Dahabshiil Kismaayo ayaa waxa ku geeriyooday ilaa 3 qof oo rayid kuwaasi oo ay haleeshay rasaasta.

 

Gudoomiyaha maamulka isbaheysiga dooxada jubba Barre Aadan Shirre ayaa balan ku qaaday todobaadkaani in gacan bir ah ay ku qabanayaan kooxaha qal qalka ka wada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose.

 

Barre hiiraale oo boqalaal dad ah kala hadlayay meel fagaara ah ayaa waxa uu yiri†uma dul qaadan doono kooxaha amni darada ka wada magaalada,weynu la dagaalameynaa â€

 

Kooxaha ariamaha amaanka odorsa ayaa waxa ay sheegayaan in amaanka magaalada ksimaayo uusan dhawaanahaan wanaagsaneyn inkastoo ciidamada maamulka dooxada jubba ay wadaan dadaalo .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posted by
Allamagan:

waxay wax ku miisaantaan haybta uu qofku yahay

Originally posted by
HornAfrique:

Kol horaana idhi Hiiraale shaqsigiisu looma dan laha, ujeeda kalaa salka lagu hayaa. Hiiraale ma joogi karaa Kismaayo wax kalay matalaysaa.

Hadaadba saan u fakareysaan, waxaa idiin haboonaan laheyd inaad qoryaha wili u sidataan adeerkiin oo aydaan wadanka ka soo tagin. Read below and tell me if your Ugaas hates your adeer for clan reasons.

 

Ugaas Max’ed Wali “Barre Hiiraale wuxuu wadaa Barnaamij Daaroodiisam ah oo loo soo dhiibay..â€

 

Ugaas Max’ed Wali Ugaas Axmed Nuur oo ah Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Beelaha ******* ayaa mar uu xalay na soo xiriiray waxa uu ka hadlay arrimo maalmahan u dhexeeyay Barre Hiiraale iyo rag kale, waxa uun yiri isagoo arrimahaasi ka hadlaya. “Soomaalidu waxba kalama qarsan karaan, marka laga reebo waxa jeebkooda ku jira, waxaan og nahay in Barre Hiiraale uu waday Barnaamuj Daaroodiisim ah oo la doonayo in lagu abuuro magac qabiil si loogu adeegsado arimo fool xunâ€. Ugaasku waxa uu intaasi raaciyay “Waxaan ayaandaro ah in Barre Hiiraale meel todoban sano laga soo gudbay uu maanta dib ugu laabtoâ€.

Ugaas Max’ed Wali waxaa kaloo uu yiri “Walaalkey Barrow waan kuu nasteyxay-nayaa, waa in aad faraha kala baxdaa arrimaha laguu soo dhiibay oo aysan faa’idada ugu jirin Diinta iyo Dalkaba, xaaladda Maanta taagan waa inaad ka faa’iideysataa, haddii aad rabtid Liibaan Adduun iyo mid Aakhiroâ€. Ugaas Max’ed Wali ugu dambeyntii waxa uu yiri Xikmad Soomaaliyeed ayaa oroneysa “Nin rag ah abaal waa gudaa, Doqonina waa garataa, haddii wax kugu dambeeyaan Barrow wixii abaal kuu gudayâ€.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Tollo war aduunka ma sidan baa u dambaysa?

 

Good Jimca, the last time I cared to look that "beel" had two Ugaases, one for Gedo and for Galgaduud, and neither was named Maxamed Weli! Ugaas Cumar Ugaas Xirsi of Gedo is in his residence of Garbaharey and Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Ugaas is also temporarily on a visit in Gedo after traveling with Barre there from Kismaayo.

 

Political merceneries will continue to exist as long as there are people who care enough to keep lining their pockets with measily bucks. :D

 

Adeer adigoo wax hubsan halasoo shir-tagin. Hiiraale shicib baa Kismaayo keentay iyga daradood ayuuna u tagiye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan maqli jiray lugtaaney ciddii waliba ku qaad-qaaday. sxb, Jimcaaloow not in my name, ugaas ma ahan aabihiis ma ahayn, awoowgiisa ma ahayn, balse qolooyinka xamar ayuu ugaas isaga dhig-dhigaa oo hadba warqad usoo dhiiba sida tan hadda aad meesha keentay oo kale. Tan kale waxaa wax kuugu filan inaad adigu is weeydisid sidee ku dhici kartaa in nin ugaas sheeganaya oo haddana xamar soo dhaafi karin; dadkuu ugaaska u yahayna la joogin, maggana u ah Sheekh Daahir Awees cidiisa!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Waxaa xusad mudan siduu Hiiraale ka dhawray inuu cadowgiisa isu jabin. Qolo waliba kaa buu gacanta ugu jiraa bey af ka dhigteen. Kuwaa Muqdisho joogo walow telefoon haduu kula xiriira Cabdulahi yusuf, Barre barnaamij qabiileed baa loosoo dhiibey ayey caado ka dhigtaan, qoloda kalana war iyagu umaba baahna. :D

 

Kulina waxay ka xun yihiin saa ay rabeen muusan noqon. Bara-kac, kufsi, gumaad, guhaadin inuu ku kaco wax ay ka jeclaan lahaayeen aduunkan ma taal.

 

Alas, it would have made their vilification all the more easier if not credible!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this