General Duke Posted April 2, 2008 Tragic, these clowns are not wanted and this visit is good. It reminds the people who their foe is. Ahmed Yassin and the rabid Warrabe are clan heads who will not be to fool anyone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 2, 2008 Warar hadda naga soo gaaraya magaalada Laascaanoodna waxay sheegayaan in wafdigaas lagu dhagxiyey magaalada Laascaanood oo ay ka baxeen magaalada haddana ay ku sugan yihiin xerada ciidamada Soomaaliland ay degan yihiin. Si kastaba ha ahaatee imaashaha manta Yaasiin ayaa cirka ku sii laali kara arinta Laascaanood oo maalmihii ugu danbaysay ahayd mid muran xooggani ka taagan yahay. Xarunta wararka Waayaha.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2008 Originally posted by Peace Action: Look who is taking, the biggest propagandist of SOL for a fake country from fake sources. what secconist somaliland existed before the so called clan puntland excisted or even before SOmalia inteeda kalle existed adeer orodo ka fadiisho Ummada Nabbi muxammad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted April 2, 2008 lool Fooxle in Laascaanood??????? guys take it is easy,,, sadly what is happening SSC are to be blamed for the p/lqnd administration and the pple of SSC. these secessionist day dreamers would never dare to put their feet in lascanod if its pple didn't let. it is very sad to see the RAPIST oo tamashlayn laaaaaascaanood!!!!!!!!!!!!!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 2, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: waar beenta ka daaa ,,,,,,,,,,,,, Beenta wargayskii Xidigtii October ayaa lagu soo bartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 2, 2008 Mudaharaadadii oo weli ka socda magaalada Laascaanood ka dib markii uu yimi Ahmed Yussuf Yassin.. Laascaanood- April 2, 2008 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ilaa hada hal qof ku dhinatay banaanbaxii lagala hor tegey Faaliye Ahmed Yussuf Yassin oo ah ku xigeenka Ina Riyoole Kaahinka ka taliya magaalada Hargeysa... Qofkan dhintay ayaa la sheegayaa inuu yahay ilmo caruur ah oo uu jiidhay gaadhigii uu saarnaa Faaliye Ahmed Y Yassin. Dadweynaha reer Laascaanood ayaa sida wararku nagu soo gaadahayaan aan maanta u kala hadhin isu soo baxan lagu sameeyey Dembiile Ahmed Y.Yassin. Dhinaca dawlada goboleedka Puntland ayaan ilaa hada laga hayn wax dhaqdhaqaaq ah taas oo lagaga jawaabayo imaantinka Ahmed Yussuf ee Laascaanood. Isla saaka oo aanu la xidhiidhnay caasimada Garoowe gaar ahaan madaxtooyada ayaa naloo sheegay inuu madaxweyne Cade Muuse weli Addis ku maqan yahay ,madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac (Xasan Dibi) na xiligan uu hurdo balse aanu soo celino telephone ka dib marka uu soo tooso. Odayaasha iyo waxgaradka beelaha SSC qaybta ku sugan magaalada Garoowe ayaa sida naloo xaqiijiyey shirar hoosaad ugu socdeen 24kii saacadood ee la soo dhaafay Hotelada iyo guryaha ay degan yihiin. Mar aanu wax ka weydiiney xubin ka mid ah waxgaradkaa oo ka gaabsaday inaanu magaciisa soo qorno ayaa noo sheegay in shirarkan looga wada hadalayey sidii beeshu uga guuri lahayd magaalada Garoowe iyadoo weliba la isla soo qaaday in kalsoonida lagala noqdo madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac oo isagu ka soo jeeda beelaha SSC kuna sifoobey burburiyaha kowaad ee beeshu leedahay. Ali Ibrahim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2008 horta marka ugu horaysa Gen duke ma fiicna double standardka Axmed yusuf yasin wuxu uu jooga lascanood the same reason wy cabdilahi yusuf is in villa somalia and baydhabo haduu isir jiiro ma cabdilahi yusuf ba joogii laha Xammar Second Axmed yusuf yasin Bam lugu ma soo tuuriin cabdilahi yusuf na cudbii bu ku seexda in mogadisho thats the diffrence Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 3, 2008 ^^^lol. I like your style bro. However Yusuf is the President of a recognised government an Villa Somalia is the natural home for the Somali head of state. Ahmed Yassin is a clan faction leader from "British loved Somaliland" and LA was the home of the Dervishes and Sayid Mohamed. Thus he is not neither at home nor even close to it. You never hear Gen Duke make a post about him Ahmed Yassin in Hargaysa other than the time when he was involved in the Zam Zam Duale scandel. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 3, 2008 Ok guys ,, i know hadii ay mudaaharaado jireen inaad beri hore sawirradii la soo bodi lahaydeen ,,, xataa kuwii berigii hore ,,,, maxaa ku dhacay ??? You used to say (buglanders) news without photo sax maaha ,,, Now back your allegations bal <, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 3, 2008 Put your head in the sand Mr. Bugland. Here are the pictures as if this will have any effect. http://boocame.com/page_view.php?articleid=1367 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 3, 2008 Good pictures, there are video's on youtube showing major protest when habsaade took over, lets see what happens if Riyaale comes down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 4, 2008 ^^^Same as what happened last time he came. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted April 6, 2008 Indeed who could have forgot about Samsam and the sad episode and ordeal she had to go through. Only Abshir Bacadle's gabay can summon up what has happenend to her: Sad to see this ignoble pagan in the headquarters of the noble and the home of Somali culture and traditions, the city of the milky ways: Laascaanood. Here is the gabay anyway: _____________________________________________ Ma aha Feysaloow goosashadu reero kala guuray Oo arigi kala guranayoo geeli kala soocday Oo xoolihii kala geddiyoo gobolba meel aaday Oo awrku maqashii ku guray xariggana u giijay Mar uun buu nikaaxani guntamay gaasir ma ahayne Gundhiggiyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin Gu’gaagaa yar ee Feysaloow gacaloow aashaada Inaad gacan labaad doorataa kuuma soo geline Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Maxkamaddiini gabar lagu habsaday gadatay dhiiggeeda Go’aankeedii nacasnimo ma waan gobi ka shuureynin Ma golayaashii iyo guurtigibaa garasho naafoobay Ma gablamay Cigaal ficil xun waa laga gadoodaaye Guddiga habar-magaadlahoo wanjalay gabaraan qaan-gaarin Oo si ay god ugu sii ridaan weli la goobaaya Wax taariikhda galayaa jiroo lagu gumoobaaye Ku gaar-yeela ficilkaa ninkii gabadha eedeeyay Gaangeeti jaqaleysigii waydin gaasiraye Geenyada yaroo soo martiday guriga sheybkiinna Amay gabadhu ka hinaastay waa gob iyo xeerkeede Oo odaygu garan waayay waxa gubaya xaaskiisa Haddii gogosha lagu hiifayoo lagu gantaaleeyay Gar maahayn inuu gabadha xiroo cadow u geeyaaye Go’aankiisa nacasnimo mawaan gobi ka shuureynin Nebi Yuusuf wixii gaaraybaa meesha soo galaye Zam-Zamna kiis ma gelin ee Maseyr guuxayaa xiraye Guntii hadalku waa kaa haddaad garan kareysiine Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay Oo inan yaroo guri gashay ay kaga gariirsiisay Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin Ma weydnaan gabdhaha sharaf u hayn garasho yeelkeede? Gun iyo baar ma gaangeetigaa gubaya ruuxiinna Gobos-nowdii xabashida miyaa tan idin gaarsiisay Gablan talo adduuneey maxaa galaya Taariikhda Gacal ma lahan nabad-sugiddu waa shuuci gaamuraye God buu idinku riday odaygii aad garabsanayseene Geenyada darmaantaa rag waa gacalo eegaaye Waxaan gacani qaban baa jiroo Gobi ka sheexdaaye Mar waa gabar, mar waa idiin gayaan, mana ay qaan-gaarin Marna guri Nin weyn bay gashoo waad u gudubteene Hubna gacanta kumey sidane waad gubi lahaydeene Gun miyaad tihiin ficil xun waa laga gadoodaaye Saqiir magan il-galacle ah miyey idin ka geyn weyday Maxaa gabar qariibahoo martiya loo argaagixiyay? Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’ Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye Go’aankii Tikrihu Feysaloow waa gabaa hirige Gidaar adag ragbaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne Intey caradu gaagixi un baad gooni joog tahaye Inaan gacan labaad kuu fasaxo iima soo geline Audio link here: http://somaliatalk.com/editorial/bacadle.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 6, 2008 quote: Sad to see this ignoble pagan in the headquarters of the noble and the home of Somali culture and What is sad is that you descibe a fellow Somali-Muslim as an "ingoble" pagan all because he happened to march into another Somali town( which is wrong). Yet the uncircumcised, uncooked-meat eaters and genocidal Tigray warlords are welcome guests not only in Muqdisho, but Bosaso,Galkacyo and beyond. Even Worser, some of you consider it an Islamic duty to obey and listen to the Tigray Warlords, now that is Sad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted April 6, 2008 ^^ The Tigray *******s are welcome throughout Somalia sxb! A rapist is a Rapist is a Rapist! He is Ignoble in every sense of the word, who dares call him noble? Goblan tala aduunyooy, hadey dad sharafleh soo diri lahaayeenba wax dhan bey ahaan lahayd oo geed waa lala fariisan kari lahaa, ha lays af garan waayeeba. Ayaandarrose ergo guni hogaaminaysey noo soo direen, Gob iyo gunina geed ma wada fariistaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites