Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu admin takes over port town, police

Recommended Posts

KISMAAYO:-CIIDAMADA BOOLISKA EE DOWLADA SOMALIA AYAA LA WAREEGAY AMAANKA MAGAALADA KISMAAYO

 

KISMAAYO (KP) Ciidamada booliska ee dowlada somalia ayaa la wareegay Saldhigga Booliska ee magaalada Kismaayo, ka dib markii magaalada laga saaray ciidamadii Militariga ee dowladda Somalia.20, Feb.07

 

Ciidamadan booliska ah ayaa sidoo kale la wareegay meelo ay ka mid tahay xabsiga magaalada Kismaayo, iyadoo meesha ay ka baxeen saldhigyadii ciidamada Militariga ay ku lahaayeen magaalada

 

Arintaan ayaa waxa ay ka dambeysay, ka dib markii ciidamadii Militariga loo kaxeeyay Xarunta tababarka Luglow oo waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.

 

Shalayna kulan adag ayaa waxa uu ku dhex maray magaalada Kismaayo Saraakiisha ciidamada booliska iyo kuwa Militariga oo aaqirkii isku raacay in amaanka ay la wareegaan ciidamada booliska inta tababarka uu ugu soo dhamaanayo ciidamada xoogadalka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this