Juje Posted January 18, 2010 Boqolaal Somali ah oo lagu maxkamadeynayo Nairobi Boqolaal Somali ah oo xalay ilaa saakay laga qab-qabanayay magaalada Nairobi ayaa waxaa isla saakay la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Nairobi taasoo lagu magacaabo Kibera Magistrates Court, waxaana maxkamadeyntani la xiriirtaa rabshadihii Jimcihi eynu soo dhaafnay ka dhacay caasimada dalkaasi taasoo ay ku dhinteen 2-ruux. Inta badan Somalida maxkamada lasoo taagay oo aan wax lug ah ku laheyn rabshadahani ayaa waxaa lagu haystaa in ay sharci darro ku joogeen dalka Kenya. Xildhibaanada iyo saraakiisha ka midka ah dadka xabsiyada loo taxaabay ayaa waxa ay kala yihiin Generaal Galaal, Xildh. Caasho iyo xildh. Aamina iyo kuwo kaloo badan.Sadex ka mid ah xildhibaanada ayaa la sii daayay kadib markii ay soo bandhigeen sharciga loogu ogolaaday in ay dalka ku joogaan. Tirada guud ee dadka Somalida ah ee xabsiyada loo taxaabay xalay ilaa saakay ayaa lagu sheegay tiro kor u dhaafeysa 300 oo ruux. Maxkamada ayaa wali u socota Somalida, waxaana la filayaa in qaar cusub maalmaha soo socda maxkamada lasoo taago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted January 18, 2010 Is this misery worth the troubles on Friday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 18, 2010 I just can't stand the xildhibaanada part ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted January 18, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: I just can't stand the xildhibaanada part ,,,, Loool On much brighter side , I really loved the 'xildhibaan' arrest. I would have loved if they were held overnite. But on a serious note it is sad to see aged men and women, and many youngsters paying the price for ****** acts committed by few on Friday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 18, 2010 waar niyow sumcadooda umay fiicnayn and looks like those policemen didn't know they have xildhibaano in that part of the city ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 19, 2010 A perfect excuse to shake Somalis. Kenyan police is known for putting Somalis in jail and release them when they receive their bribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites