Sign in to follow this  
Liibaan

Wefti iyo Ciidamo uu hogaminayo Salebaan Xaglatoosiye oo soo gaadhey Buuhoodle

Recommended Posts

Liibaan   

h10.bmp

 

 

Laascaanood(Riinji.com)Hogaamiyaha SSC Dr Saleebaan Axmed Ciise (Xaglo-Toosiye) iyo Ciidamo badan oo uu wato ayaa lagu soo dhaweyey Magaalada Buhodle ee Gobolka Cayn...

 

Ilaa iyo hada wax faahfaahin ah kama soo bixin socdaalka Xaglo ee xiligan Colaadu ka aloosantahay SSC. WIXII NA SOO GAADHA KA DHEHO RIINJI

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hogaankii Sare Ee SSC oo Soogaadhay Magaalada Buuhoodle

 

 

Written by C/raxmaan Soomaali

 

 

Saturday, 15 May 2010 22:17

 

 

 

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa goor danbe oo galabta ah soogaadhay magaalada buuhoodle hogaamiye yaasha sarsare ee Gobolada SSC dr,saleebaan Ciise Axmed iyo Co,cali axmed xasan oo iyagu dhawaanahanba ku sugnaa deegaamada hawdka.

 

 

 

 

 

Iyadoo mudooyinkanba hadal haynta iyo iswaydiinta ugu badan ee shacabka magaalada Buuhoodle ay ahayd saba uu hogaanka sare ee gobolada SSC u,imaan laayahay gudaha deegaamada SSC ayaa waxaa galabta soogaadhay magaalada Buuhoodle wafti balaadhan oo uu horkacayo hogaanka sare ee Gobolada SSC Dr,saleban Ciise Axmed, waftidaasi oo ay dadwaynaha Magaalada buuhoodle si,aada usoo dhaweeyeen.

 

Waftidan ayaa waxay kazoo kicitimeen magaalada dharkayn oo mudooyinkanba saldhig ku meelgaadh ah uhayad waxaana lafilayaa inay saacadaha soo socda kulamo kala duwan layeeshaan bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle.

 

 

 

Dhanka kale wararka nagasoo gaadhaya magaalada Hargaysa ayaa waxay sheegayaan inuu maamulka riyaale usoo diray galinkii danbe ee maanta qaar kamida golihiisa wasiirada kuwaasi oo saacadaha soosocda kusoo wajahan magaalada Buuhoodle, iyadoo maantana ay ciidamada SSC iyo SNM ay inyar ku kala badbaadeen kadib markii ay dib ugurasho sameeyeen ciidamada SNM oo iyagu markii hore duulaan ahaa.

 

 

 

Wixii warar ah ee kazoo kordha kala soco jidbaale.com

 

 

 

Cabdi Cumar Cabdi

 

Buhodle, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this