Cawaale Posted September 13, 2010 Cawale, shabaab qaiiliistayal kuma sheegin. Maxaad ku diiday in aad dhageesato, mise sawirka qurxoon ee laabta a dku heyso yaad diidantahay in uu cawaar kaa galo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 13, 2010 Originally posted by Maaddeey: Ps. Ma dhegeysan clip'ka. Yeah right! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 13, 2010 Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray. Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay. Messege'ka aad rabto inaad na soo gaarsiiso waa maxay?, odayga waxa aan la ogeyn ee uu sheegay waa maxay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 13, 2010 Message-ka waa codka. anaiga iyo adgana waan u simanahay(maybe not), so come up with your own interpretations xaaji. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 14, 2010 ^Codka ma dhegeysan karo ee waxa uu sheegay noo soo koob, hadduu sida Sayid sheegaayo run tahay, sirta & waxa aan la ogeyn oo uu odagu kashifay waa maxay? (halahaas dhib miyaa?) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 14, 2010 Maalinba mid cusub baa soo toosaya ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 14, 2010 ^Haakum yaa sheekh, Haakumu al mulakhas maca al tarjamah. Quote Share this post Link to post Share on other sites