Cawaale Posted September 12, 2010 Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray. Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay. Halkan ka dhageyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 12, 2010 ^ please respect people's privacy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 12, 2010 the man is talking about the current issues sxb, its not a privet matter sxb. Did you even bother listening to the audio horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 12, 2010 I listened to it, in part: But irregardless of what he was talking about, this interview was clearly not meant for the general public. Ergo, you have no business posting a private conversation on a public forum such as SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 12, 2010 ^you are missing the point here sxb, he is public figure and his ugly comment is not private, specially markuu ka ariminayo dad kale noloshooda. Besides your observation, what is your take on this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 12, 2010 ^ lol @ "he is a public figure" Sxb, Axmed Cali Gees is no different from Ciise Axmad Dalabey: Both are mo'oryaan anarchists playing games with the lives of the people of Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 13, 2010 ^ And to add onto that, I would like to ask where are those folks who used to bleat about claiming that Al Shabab has no QABIIL element in its composition? Che-- Care to give us your take on this audio? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 13, 2010 ^Odaygu ma Shabaab buu afhayeen u yahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted September 13, 2010 kan waa kuwa diinta ka ganacsada illaan isbaaradii ninba beel bay la gashaye mid diinta isbaaro u dhigta iyo mid wadada dhigta waa iska mid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 13, 2010 Originally posted by Maaddeey: ^Odaygu ma Shabaab buu afhayeen u yahay? Afhayeen u ma aha, laakin fundraiser buu uyahay oo haweenka ceyrta qaato oo qurbaha ku nool, ayuu shilimaadkooda dahabshiil isoo dhiga yiraahdaa. Anigu Al Shabab apology ayee iga muteestayn waayo waxaan weiligay umalayn jiray carabaha inay kaalmo ka helaan, laakin hada waxaa ii cadaaday habraha reer cadaado oo qurbaha ku nool xogaaga welfare-ka oo ey qaataan iney u diraan. Marka Allow welfare-ka hanaga goyn ayee ku duceestaan, baan umaleenayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 13, 2010 ^ma laga yaabaa inaad 2 sano kadib haddana tiraahdo: 'Anigu Al Shabab apology ayee iga muteestayn waayo waxaan weiligay umalayn jiray ..'. Ujeedada su'aashayda hadaadan fahmin: Sida aad sheegtay hadduusan afhayeen u ahayn, maxaad hadalkiisa Alshabaab ugu qabanaysaa?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 13, 2010 ^ Maya 2sano oo dambe u malayn mahayo inaan apologize kale siin doono, waayo intaas inay sii jiri doonan umalayn mahayo, sidee kusocdaan. Al shabaabkaan kula ah iney yihiin rag khatart-ah, oo Soomaaliya qabsan karo, waxay yihiin baaba iska yar, oo caruur yaryara oo aan u dirdhigi karin haduu dagaalku khararaado, ayaa u dagaalamo. Waxa kaliya oo ey hada ka faa'iidayn wuxuu yahay: Soomaliya oo ey hada kajirto dawllada tabardaran;laakin wallow dawlladu ahaan lahayd mid taya leh, sadex bari kuma qaadateen in Al Shabab lagu xaaqo. Waxaa ku soo hartay odaygaan meesha ka hadlay-- wuxuu aniga iila ekaa nin lacag iyaga u aruurinayo oo fundraiser u ah. Asagaa afkiisa ka yiri, waxaan u baahnahay kaalmo hadaanu nahay Al Shabab. Marka anigu afkiisa wuxuu ka sheegay un baan xukumay-- afhayeen buu u yahay kuma oran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 13, 2010 ^Diinta cid walba si bay uga ganaacsataa, kan wuxuu doortay in uu xoogaa qadaadiic ah ku helo, qaar baah jago iyo jaah ay u galay, ninna reerka ha raayo uun bay ka tahay. Isku soo uriiri, shabaab is tool for destruction and its available for everybody. PS. i remember Sharif acting somewhat like the old man above, just in a different context. Hassan Dahir too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 13, 2010 for those of you who listened to clip - if anything the man affirms the fact Al shabaab do not adhere clan affiliations – case in point – when they ask the old man who the AS spokesman named Yoonis is – he tells them he does not know nor would he dare ask to find out as AS do not operate that way. Marka ragga wax kale ku qabsada - balse – qabiilay’s’tayaal ha ku sheegina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 13, 2010 ^ Cawaale weydii, asagaa wax walba soo ururiyee. Ps. Ma dhegeysan clip'ka. Quote Share this post Link to post Share on other sites