Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland admin holds talks with World Bank

Recommended Posts

wordbank8.jpg

 

Wefti heer sare ah oo ka socda World Bank oo soo gaaray Puntland.

 

Tuesday, 12-May 2009

 

Garowe,Puntland:Mada xweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta la kulmay wefti ka socda world bank.

Weftigan ayaa ka koobnaa labo xubnood oo kala ah Eric Johnson Orgasation officer (Washington) iyo Ilonas E.Mchomvu,Transport Specialist(Dara-Sala am).

 

Ujeedada socdaalka weftigan ayaa ah sidii ay maamulka Puntland uga wada hadli lahaayeen sidii wax looga qaban lahaa mashaariicda ay inta badan fuliyaan Hay’ada WorldBank oo intooda badan maamulada ka taageera dhinacayada Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,dhalinyar ada iyo dhiirigelinta ganacsiga xorta ah.

Kulankan maanta ayaa waxa joogay wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Faarax Aadan Dhalac a,wasiirka Maaliyada Faarax Cali Jaamac,wasiirka Dekedaha,agaasimaha guud ee Madaxtooyada.

 

Hadaba kulankaasi maanta ayaa waxa warbixin ku saabsan xaaladda Puntland ka soo jeediyey Madaxweynaha DGPl Dr:Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud,madaxweynah a ayaa warbixintiisa ku daray in laga caawiyo dhisida wadooyinka isku xira Boosaaso iyo lafagoroyo,wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo taasi oo aad u burbursan,maaliyada.

 

Madax weftiga WorldBank Mr Eric Johnson ayaa isna ka warbixiyey waxyaabaha ay rabaan in ay wax ka qabtaan iyo waxyaabaha baahida weyn uu u qabo maamulka Puntland waxayna sheegeen in ay hada u hayaan ama ay ugu talagaleen Maamulka Puntland 1.5milyan oo doollarka Maraykanka ah,hadana ay diyaar tahay lacag horumarin ah oo degdeg ah gaaraysana 250milyan oo doolarka Maraykanka oo aad ku qabsan kartaan wixii degdeg ah ee aad hadda u baahan tihiin.

 

Kulankaasi manta ay wada yeesheen Maamulka Puntland iyo weftiga Worlbanka oo qaatay mudo saacado ah ayaa laysku afgartay,ayna uga mahadceliyeen weftigu sida diiran ee loo soo dhoweeyey iyo amniga buuxa ee ka jira Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

A wonderful news, it seems President Faroole is doing a great job, the world bank delegations in Garoowe....

 

The government must use this opportunity to create jobs, improve and construct economical structure of the state...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The rate at which these so called officials fly into Somalia would probably be enough airmiles for a lifetime ticket of flying first class. I'd ban these pricks of ever coming to Somalia unless they base ll their operations from Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

World Bank oo soo gaaray Puntland

14 May 14, 2009 - 11:11:07 PM

 

Garowe,Puntland:Mada xweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta la kulmay wefti ka socda wordbank.

 

Weftigan ayaa ka koobnaa labo xubnood oo kala ah Eric Johnson Orgasation officer (Washington) iyo Ilonas E.Mchomvu,Transport Specialist(Dara-Sala am).

 

Ujeedada socdaalka weftigan ayaa ah sidii ay maamulka Puntland uga wada hadli lahaayeen sidii wax looga qaban lahaa mashaariicda ay inta badan fuliyaan Hay’ada WordBank oo intooda badan maamulada ka taageera dhinacayada Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,dhalinyar ada iyo dhiirigelinta ganacsiga xorta ah.

 

Kulankan maanta ayaa waxa joogay wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Faarax Aadan Dhalac a,wasiirka Maaliyada Faarax Cali Jaamac,wasiirka Dekedaha,agaasimaha guud ee Madaxtooyada.

 

Hadaba kulankasi maanta ayaa waxa warbixin ku saabsan xaaladda Puntland ka soo jeediyey Madaxweynaha DGPl Dr. Cabdiraxman Sh.Maxamed Maxamud, madaxweynaha ayaa warbixintiisa ku daray in laga cawiyo dhisida wadoyinka isku xira Boosaaso iyo lafagoroyo,wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo taasi oo aad u burbursan,maaliyada.

 

Madax weftiga WordBank Mr Eric Johnson ayaa isna ka warbixiyey waxyabaha ay rabaan in ay wax ka qabtaan iyo waxyaabaha baahida weyn uu u qabo maamulka Puntland waxayna sheegeen in ay hada u hayaan ama ay ugu talagaleen Maamulka Puntland1.5milyan oo doollarka Maraykanka ah,hadana ay diyaar tahay lacag horumarin ah oo degdeg ah gaaraysana 250milyan oo doolarka Maraykanka oo aad ku qabsan kartaan wixii degdeg ah ee aad hadda u baahan tihiin.

 

Kulankasi manta ay wada yesheen Maamulka Puntland iyo weftiga Workbanka oo qaatay mudo saacado ah ayaa laysku afgartay,ayna uga mahadceliyeen weftigu sida diiran ee loo soo dhoweeyey iyo amniga buuxa ee ka jira Puntland.

 

Puntlandgov.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: World Bank pledges $1.5million grant to Puntland

15 May 15, 2009 - 10:37:29 AM

 

GAROWE, Somalia May 15 (Garowe Online) - A World Bank delegation visited the capital of Somalia's self-governing federal State of Puntland and signed a grant with Puntland President Abdirahman Mohamed "Farole," Radio Garowe reports.

 

The World Bank delegation was led by Mr. Eric Johnson from Washington, D.C., and the hours-long meeting held at State House in Garowe, the capital of Puntland.

 

Gen. Abdisamad Ali Shire, Puntland's vice president, was present at the meeting alongside Finance Minister Farah Ali Jama, Planning Minister Farah Adan Dhala and the Chief of Cabinet, Mr. Ali Barre Jama Gibin.

 

 

Puntland President Abdirahman Farole

President Farole offered the delegation an overview of recent developments in Puntland, including the peaceful presidential election in January, and discussed the region's development needs.

 

Mr. Johnson commended the peaceful situation in Puntland and pledged that the World Bank would support the regional government with a US$1.5million grant, according to Planning Minister Dhala.

 

"The [Puntland] administration plans to use the funds for renovation of the Port of Bossaso, the paving of a tarmac road to and from the port, and the construction of a vocational school," the Planning Minister told Radio Garowe after the conclusion of the meeting.

 

It is the first grant the new administration led by President Farole has received from the international community since assuming office in January.

 

A World Bank officer was present in February when the Puntland government hosted a two-day seminar in Garowe entitled "Re-engaging with the International Community," where the United Nations and international non-governmental organizations were present.

 

Puntland, located in northeastern Somalia, declared itself a federal state within Somalia in 1998 and has held three peaceful elections since.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this