raadamiir Posted October 30, 2006 Buurhakaba (AllPuntland)- Ciidamada maxkmadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka baxeen magaalada Buur haba ee gobolka Bay halkaasoo ay mudooyinkaas ku sugnaayeen. Ciidamada maxkamdaha ayaa si nabad ah uga baxay iyaga oo aan cidna kula dagaalin, waxaana ay u ambabaxeen dhanka magaalada Muqdisho. Sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah dadka ku sugan magaalada Buur hakaba ciidamada maxakmadaha oo wata qaar ka mid ah gawaaridooda dagaalka ayaa waxa ay ka baxeen magaalada si nabad galyo ah. Mudo ay halkaasi ku sugnaayeen ciidamada maxkamdaha ayaa waxaa booqasho ku yimid mas`uuliyiin ka mid ah madaxda maxkamadaha oo uu ka mid ah yahay gudoomiyaha golaha fulinta ee maxkmadaha. Magaalada Buurhakaba ayaa waxa ay noqotay xarun ay marba ciidan tagaan kuwaasoo ka kala socda maxkamadaha iyo xukuumadda Soomaaliya iyada oo ciidan walibaa uu si iskiis ah uga baxayay. IT LOOKS LIKE THE UNITED SOUTHERN COURTS ARE MOVING BACK. BUT MY QUESTION TO THE BRAINWASHED FOULS WHO GO WITH THE CROWDS. WHY HAVE THEY LEFT WHEN JUST FEW DAYS AGO IN INA HASAN DECLARED JIHAD. AND ANOTHER QUESTION WHY IS IT THAT EVERYTIME IN HASAN CALLS FOR A JIHAD DHIR AWEYS RENOUNCES IT. cOULD IT BE A LEADERSHIP STRUGGLE. mAYBE THAT'S SOMETHING TO THINK OVER OR LOOK FORWARD TO IN MY CASE. DEATH TO THE UNITED SOUTHERN COURTS!!!!!! ALLAHS VICTORY WITH SHEIKS!! SHEIK ABDIALLAHI YUSUF SHEIK GEEDI SHEIK ABDI QEYBEDDI SHEIK MAXAMMED DHEERE SHEIK YALAXOOW VICTORY TO THE SHIEKS DEATH TO THE UNITED SOUTHERN COURTS :cool: :cool: :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
raadamiir Posted October 30, 2006 Macalinmonti joogtay baydabo are calling they want ciiylka duksii to come back so they recite their lessons and to give a new old as well. Yal know how the duksii thing gos. Quote Share this post Link to post Share on other sites