Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Hero Yusuf's speech to the new Parliment of Puntland: Audio

Recommended Posts

MADAXWEYNE CABDILLAAHI YUSUF AXMED OO KHUDBAD TAARIIKHIYA OO KULA DARDAARMAYO REER PUNTLAND JEEDIYEY+Dhegayso

 

GAROOWE: Madaxweynihii hore ee DFKMS mudane. Cabdillaahi Yusuf Axmed oo khudbad Taariikhiya oo kula dardaarmayo, Xildhibaanada cusub ee Maamul Goboleedka Puntland, Xukuumda hada talada haysa iyo dhamaanba shacabka reer Puntland oo isku duubaan ka jeediyey manta Xarunta Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland.

 

Dardaaranka Madaexweynaha oo xanbaarsanaa u jeedooyin badan ayaa waxuu kaga hadlay qodoba dhowr ah oo uu ku tilmaamay inay yihiin ku tiirka u ah mustaqbalka iyo midnimada Shacabka reer Puntland.

 

Qodobada uu sida gaarka Madaxweyne Cabdillahi Yusuf Diirada u saaray ayaa waxaa ka mid ahaa:

1- Cadaalada iyo Xaq dhawrka,

2- Siyaasada Qaranimada Soomaaliya in la ogaado

3- Amniga puntland

 

Hadaba waxaan halakan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii madaxweynaha oo dhamays tiran iyada oo maqala

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this