Jacaylbaro Posted November 24, 2010 Dhulgariir Kii Ugu Xooga Badna Muddo Sanadood Ah Oo Caawa Si Weyn Looga Dareemay Boorame Iyo Nawaaxigeeda Hargeysa(HWN):-Magaalada Boorame iyo nawaaxigeeda ayaa caawa si weyn looga dareemay dhul gariir abaaro 11:35-kii markay saacadu ahayd. Ilaa imika macada khasaaraha uu geystay dhul-gariirku, Sidaa waxa Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews u xaqiijiyey Wariye Caafi oo ku sugan Magaalada Boorame aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay. Dhulgariirkan caawa ka dhacay Magaalada Boorame ayaa lagu tilmaamay kii ugu xooga badna muddo haatan laga joogo sodon sanadood: “Waxa caawa Si weyn looga dareemay Magaalada Boorame Dhul-gariig xoogan oo laga dareemay deegaanada Boorame iyo nawaaxigooda, iyadoo dadkii deegaanka u ahaa Magaaladu ay ku tilmaameen inuu dhulgariirkani yahay kii ugu xooga weyna,isla Markaana uu la mid yahay kii dhacay 1980-kii, iyada oo dadku markii ay dareemeen dhulgariirka ay ka yaaceen guryaha kana f******** dhismayaasha, caruurihii oo wakhtiga hurday ayaa wada sasay oo uu anfariir ku dhacay” “Guryaha Magaalada Boorame ayaa waxa badankooda ka soo daatay saqafyadii, iyo camuud badan, dadkuna waxay iskula wada xidhiidhayeen telefoonada gacanta, iyaga oo doonayey inay xaaladooda midba midka kale iyo eheladooda ogaadaan” Maayarka Degmada Boon ee Gobolka Salal Raage Cismaan Waabari oo isna khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wariye Caafi oo ku sugan Magaalada Boorame ayaa waxa uu u xaqiijiyey dhul-gariirkan inaanay weligood reer Boon arag mid la mid ah uu ahaa kan caawa dhacay, wuxuuna xusay inay weli ku guda jiraan sidii ay u baadhi lahaayeen khasaaraha soo gaadhay dad iyo duunyaba, deegaanka degmada Boon. Dhul gariirkan caawa dhacay ayaa kii ka horeeyey oo dhacay bil ka hor waxa uu khasaare u geystay guryo iyo dadba, laakinse waxa ka xoog-weyna kan maanta dhacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2010 Hopefully, no one died. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2010 No casualties reported as of now .... but people are frightened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2010 Nobody wants the earth shaking and moving under their feet-frightening it's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 24, 2010 The dhul gariir took place just off the coast between yemen and djibouti, magnitude 4.9, powerfull enough that it reached some parts of Borama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 24, 2010 Jb adigu soo borama ma joogtiid, maad baqatay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2010 I'm back to Hargeisa ... I missed that one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 24, 2010 missed da dhul gariir don't worry there would be a smiliar one early in the morning tmro, expected to be 4.3 magnitude Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2010 Last time i witnessed one was in 1980/82 ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 24, 2010 In 1982, I was watching LIVE World Cup(recorded a day earlier ), my team, the Soviet Union beat Belgium by one goal in Neu Camp, Barcelona Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2010 And i was following the news to know how many died in that horrible earthquake in Borama ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted November 24, 2010 They should ban JB in Borama,marku kaa soo noqdee baa dulki gariree.. Hadhuu nuune oodhani he is 22 ,ileen odeyaal baa tihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2010 Malika markaan soo noqday buu dhulkii gariiray coz it wants me back dee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites