Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Borama Witnesses Earthquake

Recommended Posts

Dhulgariir Kii Ugu Xooga Badna Muddo Sanadood Ah Oo Caawa Si Weyn Looga Dareemay Boorame Iyo Nawaaxigeeda

 

 

Hargeysa(HWN):-Magaalada Boorame iyo nawaaxigeeda ayaa caawa si weyn looga dareemay dhul gariir abaaro 11:35-kii markay saacadu ahayd.

 

Ilaa imika macada khasaaraha uu geystay dhul-gariirku, Sidaa waxa Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews u xaqiijiyey Wariye Caafi oo ku sugan Magaalada Boorame aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay.

 

Dhulgariirkan caawa ka dhacay Magaalada Boorame ayaa lagu tilmaamay kii ugu xooga badna muddo haatan laga joogo sodon sanadood: “Waxa caawa Si weyn looga dareemay Magaalada Boorame Dhul-gariig xoogan oo laga dareemay deegaanada Boorame iyo nawaaxigooda, iyadoo dadkii deegaanka u ahaa Magaaladu ay ku tilmaameen inuu dhulgariirkani yahay kii ugu xooga weyna,isla Markaana uu la mid yahay kii dhacay 1980-kii, iyada oo dadku markii ay dareemeen dhulgariirka ay ka yaaceen guryaha kana f******** dhismayaasha, caruurihii oo wakhtiga hurday ayaa wada sasay oo uu anfariir ku dhacay”

 

“Guryaha Magaalada Boorame ayaa waxa badankooda ka soo daatay saqafyadii, iyo camuud badan, dadkuna waxay iskula wada xidhiidhayeen telefoonada gacanta, iyaga oo doonayey inay xaaladooda midba midka kale iyo eheladooda ogaadaan”

 

Maayarka Degmada Boon ee Gobolka Salal Raage Cismaan Waabari oo isna khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wariye Caafi oo ku sugan Magaalada Boorame ayaa waxa uu u xaqiijiyey dhul-gariirkan inaanay weligood reer Boon arag mid la mid ah uu ahaa kan caawa dhacay, wuxuuna xusay inay weli ku guda jiraan sidii ay u baadhi lahaayeen khasaaraha soo gaadhay dad iyo duunyaba, deegaanka degmada Boon.

 

Dhul gariirkan caawa dhacay ayaa kii ka horeeyey oo dhacay bil ka hor waxa uu khasaare u geystay guryo iyo dadba, laakinse waxa ka xoog-weyna kan maanta dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

The dhul gariir took place just off the coast between yemen and djibouti, magnitude 4.9, powerfull enough that it reached some parts of Borama.

 

45_10.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

missed da dhul gariir :D don't worry there would be a smiliar one early in the morning tmro, expected to be 4.3 magnitude

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

In 1982, I was watching LIVE World Cup(recorded a day earlier :D ), my team, the Soviet Union beat Belgium by one goal in Neu Camp, Barcelona

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

They should ban JB in Borama,marku kaa soo noqdee baa dulki gariree.. :D

 

Hadhuu nuune oodhani he is 22 :D ,ileen odeyaal baa tihiin. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this