Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland [SMA] Oo Cambaareeyey Xadhiga Dr. Gaboose

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-07-29 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Urur Dhakhaatiirta Somaliland [somaliland Medical Association] ayaa ka soo horjeestay Xadhiga Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo ay sheegeen inuu Xubin ka yahay Ururkooda, Waxaanay Xukuumada Madaxweyne Rayaale ugu baaqeen inay Xoriyadiisa u soo celi-so, haddi denbi lagu hayana Maxkamada Hor-keento.

 

Gudoomiyaha Ururka Dhakaatiirta Somaliland [sMA] Dr. Saleebaan Cabdi Guuleed, ayaa warsaxafadeed uu ka soo saaray xadhiga dhakhtarkan, waxa uu u dhignaa sidan:-

 

“Gudida Fulinta ee Ururka dhakhaatiirta Somaliland iyaga oo ka xun xadhiga xubin ka mid ah Ururka [Dr.Maxamed Cabdi Gaboose] Waxaanu Xukuummada ugu baaqaynaa in la sii daayo dhakhtarka loona soo celiyo Xoriyadiisa, haddii denbi cad lagu hayana si dhakhso ah Maxkamada loo horkeeno”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this