SOO MAAL Posted October 13, 2005 Daahir Riyaale and Koofi anan. Hilarious Cartoon: UN & Hergeysa faction discussing Somaliland (Dhulka soomaali) Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted October 14, 2005 xaq maaha qayb yar oo somalia ka mid ah in loo agoonsadu inay kaligeed tahay Somali Land, oo laga tago caasimadii dhameed ee dalka Mogadisho intii kale oo badan yaa looga tagayaa ma Americans, ma chinese, ma Indians, ma Ethoipians, mise kenyens.. Dhulka soomaaliyeed hala ogaadu waa simenyahay ee, magaca somali ah na waa lawadaaga copyright waxuu u yahay dhamaan umada soomaaliyeed markaa Hergeysa Faction inta aqoonsi la isla gaarin magaca ayaa la isku heystaa Quote Share this post Link to post Share on other sites