Sign in to follow this  
SOO MAAL

Hilarious Cartoon: UN Hergeysa faction discussing Somaliland (Dhulka soomaali)

Recommended Posts

SOO MAAL   

xaq maaha qayb yar oo somalia ka mid ah in loo agoonsadu inay kaligeed tahay Somali Land, oo laga tago caasimadii dhameed ee dalka Mogadisho

 

intii kale oo badan yaa looga tagayaa ma Americans, ma chinese, ma Indians, ma Ethoipians, mise kenyens..

 

 

Dhulka soomaaliyeed hala ogaadu waa simenyahay ee, magaca somali ah na waa lawadaaga copyright waxuu u yahay dhamaan umada soomaaliyeed

 

markaa Hergeysa Faction inta aqoonsi la isla gaarin magaca ayaa la isku heystaa :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this