General Duke Posted September 13, 2010 Meydka Ilmo Yay oo lala‘aa Maalmo oo laga helay Duleedka Magaalada Boosaaso Ilmahan oo ah wiil islamarkaana 7jir ah ayaa waxaa laga helay isagoo meyd ah cirifka hore ee magaalada Boosaaso dhanka Koonfur Bari halkaas oo uu yaalay meydkiisa . Ciidanka Police-ka Magaalada oo helay Meydka wiilkan yar ayaa sheegay in geerida wiilkan yar ay timid sida ay maleynayaan in isaga oo habow ah ay bahalo dad cun ah cuneyn. Taasi waxaa gaashaanka u daruurtay Hooyo Duniyo oo ah hooyada dhashay canugan yar, iyadoo sheegtay in canugeeda la dilay, lagalana baxay Xubno muhim ah oo ka tirsan jirkiisa . Waxya Hooyadaasi intaasi ku dartay in canugeeda ay weyday maalinnimadii ciida oo ku beegneyd 4 maalin ka hor ka dib markii uu ka habaabay gurigooda oo ku yaala xaafad ka mid ah magaalada Boosaaso . Inkastoo ay san jirin ilaa iyo hada cid xaqiijin karta sheegashada hooyadan ee ah in cunuga yar lagala baxay xubno jirkiisa ka mid ah jirkisa oo ay ka mid yihiin Kelyaha iyo Beerka sida ay sheegtay Hooyo Duniyo, ayaa waxaa hadana Taliyaha Saldhiga Mijir ee magaalada Boosaaso Bashiir Ismaaciil Axmed uu SBC International u sheegay in wiilkan yar ay dileen Bahalo dad cun ah taasina ay tahay mid cadaan ah xitaa xiligii ay soo qaadayeen Police-ku ay ka dhigeen Bahal. Si kastaba ha ahaate dhacdadan ayaa siweyn looga naxay gudaha Magaalada Boosaaso, maadaama raadinta Ama baafinta Cunugan yar mudo 4 maalin ah laga tabinayay Idaacadaha magaalada iyo gaadiid ay ku xiran yihiin waxyaabaha codadka baahiya. SBC International Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 13, 2010 This is extremely shocking! Who is investigating this incident? Quite troubling and serious crime, needs a proper follow up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted September 13, 2010 "CSI Bosaso" is badly needed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 13, 2010 While this may come as a shock to many Somalis, there are still Somalis out there who practice witchcraft and black magic in this day and age. Only a solid adherence to the teachings of our Holy Prophet(pbuh) will alleviate such vile occurrences from all the lands of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdgirl Posted September 13, 2010 Subxaanalah! I never thought a crime as heinous as this could happen in Somalia, Alla Rabiyoow even now if I take my kids back someday then I have to watchout for their every step as in here! wale aduunkaan wuu is badaley! Alloow na bad-baadi,,,Aaamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted September 13, 2010 Subhan Allah. Soomaaliya Ilahay ha u gar gaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites