Sign in to follow this  
Jabhad

Abdulahi-Axmaar: will he ever grow-up?

Recommended Posts

Jabhad   

Midnimo was very close to Geedi-Axmaar and pro-Mbagathi mafia group and always used to write pro-mafia garbage articles. Today the talk is different. smile.gif

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo Beesha H-clan ka ilaaliyay Taliyaasha Ciidamada Dowladda Soomaaliya

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf ayaa u muuqda nin si weyn isaga ilaalinaya Beesha H-clan[southern clan] oo ka mid ah Beelaha waa weyn ee Soomaaliya, isagoo beeshan ka ilaaliyay inay qabtaan Jagada Wasaaradda Gaashandhigga, Taliyaasha Ciidamada.

 

Wasiirka Gaashandhigga Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu ka soo jeeda Beesha D-clan Taliyaha Nabad sugidda Qaranka ayaa waxaa uu isna ka soo jeeda Beesha D-clan, Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa isna waxaa uu ka soo jeeda beesha D-clan,Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa isna waxaa uu ka soo jeeda beesha D-clan in kastoo la sheego inuu yahay Carab Maxamed Saleebaan haddana si kale ayaa loogu riixa Beesha D-clan.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa uu ku dadaalay in aysan beesha H-clan shaqsi ka soo jeeda qaban hoggaanka Ciidamada kala duwan in kastoo Taliyaha Ciidamada Asluubta uu yahay nin ka soo jeeda H-clan.

 

Lama oga waxaa ay ka yeeli doonaan Siyaasiyiinta H-clan qorshahan qalafsan ee Madaxweynaha Soomaaliya wato, walow uusan jirin Wasiir ama Xildhibaan la doodi karo Madaxweynaha oo Beesha H-clan ka mid ah.

 

Tallaabadn uu qaaday Madaxweynaha ayaa la ogeyn sida uu raali uga yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi.

 

Marka laga soo tago Beesha H-clan haddana beelaha kale ee Soomaalida ayaa ka muuqan hoggaanka Ciidamada Soomaaliya, Beesha Diyo M ayaa laga soomiyay hoggaanka Sare ee Ciidamada Qalabka sida ama ciidamada kala duwan.

 

Tani waxay muujinaysaa in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uusan ku kalsooneyn beelaha kale ee Soomaaliya, sidoo kale qorshaha Madaxweynaha ayaa waxaa uu astaan u yahay in laga tagay awood qeybsigii lagu soo heshiiyay ee ahayd 4.5.

 

Arrinta kale oo farta lagu taagayo ayaa waxay tahay sida uu Madaxweynuhu u Maamulay ama maareeyay Safiirada Dibadda, Beesha uu Madaxweynuhu ka dhashay ayaa u badan Safiirada Dibadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this