Saalax Posted July 9, 2010 Iska hor imaad u dhexeeya maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul-Islaam ayaa xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Inta la ogyahay 3 qof ayaa ku dhimatay 5 kalena way ku dhaawacantay iska hor-imaadkaasi oo ka dhacay xarun ay maleeshiyada Xisbigu ku leeyihiin Ceelasha Biyaha. Laba ka mid ah dadka dhintay ayaa ah dad rayid ah, halka dhaawacuna isugu jiro maleeshiyaadkii dagaallamay iyo dad shacab ah. Iska hor imaadka ayaa bilowday kaddib markii maleeshiyadka Shabaab ay weerar bambaano ku qaadeen xarunta ay Xisbigi ku leeyihiin Ceelasha Biyaha. Muddooyinkii dambe waxaa degaankaas ka taagnaa cabsi xooggan oo Xisbigu uu ka qabay in Shabaabku ay soo weeraraan saldhigga ay ku leeyihiin Ceelasha Biyaha kaddibna la wareegaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 9, 2010 where is Maadeey when u need him ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 9, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: where is Maadeey when u need him ,, He is at the front line, butchering Aduwullah. He will come back after the Nasr. bal adiga u sii ducee uun! BTW Its not the first time they fight over the remainings of what used to be daafaha Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 9, 2010 Which front ? ,,, the one with HI or the one with tfg ? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 9, 2010 ^^The SOL frontline. Wax fahan dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 9, 2010 ^ ,,, then who is the Adwullah ? .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 9, 2010 ^Cadduwulaaah! Xalay cambuulaad cuntay midhaa. Kaluunkii baa laguu qaatay dee. Fahmad baad heli laheyd boowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 9, 2010 naga daa niyow ,,,, bal aan shaah soo cabee sug ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 9, 2010 This is what I call: 'Obsessive behaviour', war isku xishooda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 9, 2010 Originally posted by Maaddeey: This is what I call: 'Obsessive behaviour', war isku xishooda.. ..said the fat girl, as the group of geel jires started wolf whistling at her passing pretty friend. Warya Maaddeey, ii waran saaxib. Baryahan wad aamustay, adna ma kubbadaad mashqool ku noqotay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 10, 2010 waar jihaad buu ku jiray oo HI buu la dagaalamayay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 11, 2010 ^War go'aane ahayne hoos ooga dhig mujaahidka hej block.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 11, 2010 ^Duf ku bax, ma sidaad u maqneyd baad waxan la soo shir tagtay? Agah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 11, 2010 ^War ma sidii uun baad u camal xuntahay ,,,, ood u habaarantaa... kun fac duf ku baxe... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 11, 2010 ^Waan kula kaftamayey, ereygaasna waa ii halhays e habaar ulama jeedo Wakaa warkaan kaa rabay: "Gaani iyo Jubada Hoose" soo quf. Quote Share this post Link to post Share on other sites