SOO MAAL Posted March 1, 2005 {Baydhabo }Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo. News Desk WidhWidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted March 1, 2005 Siyaasiyiinta iyo waxgarad ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo ku sii qulqulaya Baydhabo .. 1/3/05 Iyadoo la filayo in weftigii madaxweynaha DFKMG iyo raiisul wasaaruhu ay ku soo foolleeyihiin magaalada Baydhabo ayaa waxaa isugu yimid magaaladas dhamaan siyaasiyiinta, golaha wasiirada ee goboladaas iyo odoyo dhaqameedyo ... Waxaa hadda wada jooga magaalada baydhabo ragii ku hardamay xukunka magaaladaas oo ay ka mid yihiin sheekh aaden Madoobe, Xaabsade iyo Shaati Guduud. Dhinaca kale qaar ka mid ah beelaha reer Baydhabo ayaa diidan in ciidamo safka hore ka socdaa ay yimaadaan wadanka. waxaana ka mid ah Xaabsade oo isagu ah wasiir ka tirsan DFKMG. Dhinaca kale Baydhabo ayaa la filayaa in ay oqoto xarun ku meel gaadh ah oo ay dowladd fadhiisato inta laga dejinayao amaanka Muqdisho.. Nayroobi Somalitribune.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted March 1, 2005 Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites