Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: President Yusuf flies out to Senegal for 54 nation summit

Recommended Posts

Wafti Balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada KMG ah C/laahi Yuusuf oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdishu

Posted to the MOL March 10, 2008, 8:36 am

 

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DFKM C/laahi yuusuf Axmed ayaa maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho.Wafdiga madaxweynaha oo ay ku jiraan wasiiro ka tirsan Golaha Wasiirada DFKM ayaa waxaa ay u dhoofeen Dalka Kenya halkaas oo ay joogi doono muddo dhowr beri inay intii uusan halkaas ku gudbin.

 

Waftiga Madaxweynaha DFKM C/laahi Yuusuf ayaa wuxuu ka qayb gali doonaa shirarka dalalka Islaamka oo la filayo inuu ka furmo Dalka Senegaal. Dalalka Muslimka ayaa yeesha shir sannad leh oo lagu lafa guro sannad walba xaaladaha ka taagan dalalka Muslimka ah oo ay ka jiraan dhibaatooyin badan oo ay ugu weyn tahay arinta falastiiniyiinta, Ciraaq iyo arinta Somaliya.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nayroobi: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya Dhigiisa Kenya.

 

10. marts 2008

 

Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo ku sii jeeda Dalka Sinigal ayaa ku sii hakanaya Caawa magaalada Nayroobi ee Xarunta dalka Kenya ,isagoo la kulmaya Dhigiisa dalkaasi Kenya oo ay ka wada hadlayaan xaalado badan.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa kala hadlaya Madaxweynaha Kenya arimaha Xiriirka Labada wadan ee Soomaaliya & Kenya iyo doorka ay kenya ka qaadaneyso arinta Dibu heshiisiinta ee dalka Soomaaliya ,ayagoo sidoo kale isla soo qaadaya Madaxda dawladaha Soomaaliya & Kenya arimaha ladagaalanka Argagixisada.

 

Md. Yuusuf ayaa ubandhigaya Mwia Kebaki in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ubaahan tahay gargaar deg deg ah oo lala soo gaaro ,kaasoo ku aadan xaaladaha qalafsan ee ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaana sidii ay Kenya door muuqda uga qaadan lahayd arimaha dibu heshiisiinta ee dalka Soomaaliya.

 

Sarkaal sare oo ka mid ah Wafdigan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu Madaxweynuhu Casumaad ka helay madaxda dawladda Kenya ,ayna ku martiqaadeen in uu kala qeyb qaato madaxda dawladda Kenya ,madaxdaasi arimo latashi ku aadan.

 

Madaxweynaha Soomaaliya & Hogaamiyaha IGAD ahna Madaxweynaha Kenya ayaa isla soo qaaday doorka uu ururka IGAD ka qaadanayo taageerida dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo Dibu heshiisiinta dalka Soomaaliya ka dhacda loona baahan yahay taageerida dibu heshiisin balaaran oo ka dhacda dalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa beri subax ka dhoofaya Magaalada Nayroobi ,isagoo ku sii jeeda Magaalada Dakar ee Caasumada Sinegal ,halkaasi oo ay iskugu tagayaan in ka badan 50 wadan oo Islaam ah iskuguna tagaya dalkaasi Sinegal ayagoo doonaya in ay waxyaaabo badan ka wada hadlaan.

 

F.C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Endless trips with nothing to show for all the while the good people of Somalia suffer under Ethio occupation not mention droughts and hungry vultures like Yeey and Dheere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

daxweynaha Somalia oo Caawa ku Nasanaya Nairobi.

Last Updated::2008-03-10 21:31:43

 

Nairobi(HRNet):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi balaaran oo Dawlada Somaaliya ka tirsan ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya

 

 

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa Ayraboorka Jomma Kenyatta International waxaa sidiiran ugu soo Dhaweeyey Xubno ka tirsan Labada Gole ee Dawlada Somaaliya iyo Masuulyiin kale oo uu ka mid yahay Safiirka Dawlada Somaaliya u fadhiya Dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameeruika.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa ku siijeeda Dalka Sinigal Gaar ahaan Magaalada Dakar isagoona halkaas uga qayb galaaya Kulan balaaran oo ay is kugu imaanayaan 57 Dal oo Islaam ah oo Qaaradaha Aduun ka ku kala yaala. C/laahi Yuusuf ayaa caawa Qaab Nasashaa ujoogaya Gurigiisa ku yaala Magaalada Nairobi isagoona la filaayo Bari Subaxnimada Hore in Asaga iyo Wafdigiisu ay ka am babaxaan nairobi oo ay udulaan Wadanka Senegal.

 

HorseedNet Nairobi Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che-Guavera, endless talk from Boston is all we get from you. Much like your uncle the clown Mohamed Abdi Yusuf and his incompetent bosses in Asmara.

 

President Yusuf is going to a 54 nation summit, in pursuit of getting more support for the Somali nation.

 

Your groups are calling for more blood in support of their defeated clan agendas. Adeer you are a stoog to the interest of others and their pursuit of clan power. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nayroobi: Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda Dalka Senegal.

11. marts 2008

 

Nayroobi (AllPuntland) - Sida uu sheegay safiirka Dowlada Somaliyed u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Americo wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha soomaaliya C/laahi Yuusuf axmed ayaa saaka ku sii jeeda Dalka Senegaal.

 

Safiirka ayaa sheegay in diyaarad gaar ah ay wafdiga madaxweynaha ka qaadi doonto garoonka Joma Kenyati ee Magaalada Nairobi, waxaana uu tilmaamay in Magaalada Dakar ee dalka Senegal kaga qeyb geli doono shirka wadadamada islaamka.

 

Maxamed Cali Americo waxa uu kaloo sheegay in dalkaas uu ku sugan yahay wasiirka arrimaha dibada soomaaliya, oo ka qeyb galay shirka wasiirada arrimaha dibada islaamka oo horu dhac u ah kan ay yeelanayaan madaxda wadamada islaamka.

 

Md. Yuusuf ayaa maalinta khamiista ka qeyb geli doono furitaanka shirka wadada islaamka oo ay xubin ka yihiin 57 dowladood.

 

Kulanka waxaa loogaga hadlayaa mushkiladaha ka taagan dalalka islaamka, waxaana kulanka ajandayaasha ka mid ah arrimaha ka taagan soomaaliya

 

Cabdicasiis Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Duke sidi lagu dharbaxayba you went into long silence and solicitude and I thought you will regain your long lost senses of realism and facts...on the contrary dharbaxyadi weyba kaga darteyba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje, lol. Anyone who belived in that story is an ***** and those who made it up only highlight how desperate the defeated USC looters/SNM secesisonist camps have become.

 

Che, the fact that you know who Mohamed Abdi Yusuf is, is telling :D

 

Anyhow run along with that inferiority complex of yours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you are the one who pretended to be from a sub-clan you are not So who is sick?

 

Keep hating Yey, you cant do much from Boston can you now...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer make sense, I support a national governemnt, made up of every clan, where women and men, old and young are part of.

 

You support your uncle Mohamed Abdi Yusuf's obsession with serving Abdiqasin's clan inetersts, and you condone, even promote the intentional assasination of poor civil servants, soldiers and Imaam's.

 

From the comfort of Boston you make threats and call for assasinations, propogate the Al-Shabaab clowns calls for more killings.

 

You dont even know what you serve, clan, faith, nation. Confused you and the Al-Shabaab are as Yoda would say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Stop being duplicitous. If you support Qaran, you wouldn't be obssessed with Qabiil origins or accuse everyone who opposes Yeey's warlord goverment as being Qabiilist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this