Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kibir waa lagu kufaa, jeestana wa lagu jabaa

Recommended Posts

Hiiraan.com is hardly a sensational site, and it is known for its objective reporting, a rare quality in Soomaalida warbaahintooda.

 

But wariyahooda couldn't hide this faanfaan iyo jeestada loogu tagay masaakiinta guryahooda lagu garaacay madaafiic. Illeen kaare Xabash waaba lagu faantamaa.

 

Waxaa yaab lahayd saakay mar aan booqday gurigii uu xalay Madfaca ku dhacay ee deriska ila ahaa in ay halkaasi soo gaareen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, isla markaana ay dadkii isu soo baxay
ula hadleen qaab jees jees
sida iyagoo yiri "
maxay isaga celin waayeen dadka inta soo dhexgala madaafiicda soo tuuraya, waxay ahayd in xaafaddan oo dhan dhulka la dhigo
".

 

Hadalkaasi wuxuu si weyn u sii walaaciyay dadkii ay xalay Madfaca uga naxsadeen oo markii Ciidamada ka tageen bilaabay in ay ka jawaabaan su’aashii ay Ciidamada weydiiyeen ee ahayd in ay iska qabtaan dadka dhexdooda madaafiicda ka tuuraya.

 

oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha [Feb. 13]

dadkii.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this