Emperor Posted May 13, 2009 Muqdisho:Midawga Afrika oo xaruntooda Adis'baba kaga baaran dagaya sida loo difaaci karo dawlada Somalia 13. maj 2009 Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland )-Guddoomiyaha ururka Midowga Afrika Joan Peang ayaa lagu wadaa maanta in uu shir gudoomiyo kulan aan caadi ahayn oo ururka Midawga Afrika ka yeesho xaalada Muqdisho gaar ahan qabsahashii dawlada laga qabsaday xarumihi ay ku lahayd Muqdisho. Warmrtiyeed kulanka ka hor uu soo saaray Joan Ping Gudooiyaha Midawga Afrika oo uu ka soo saaray xarunta ururkaasi ee magaalada Addisa-Ababa ayuu ku sheegay in ururka Midowga Afrika kulanka ay maanta ku yeelanayaan magaalada Addis-baba ay ku jeex jeexi doonaan waxa ay ka yeelayaan awooda sii baaheysa ee mucaaradka. hadal murtiyeedka Joan Peang ayuu ku cambaareeyay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay u dhexeeyaan xagjriin aan nabadi Somalia ka rabin iyo ciidamada dawlada Midnimada qaran. Kulanka maanta Adis-Ababa ka dhacaya ayaa xogaha laga helayo waxaa ay sheegayaan in la go'aamin doono in la da dajiyo imaanshaha cidamadi ka haray 8000 ee Midawga Afrika ugu talagalay Somalai si ay u buuxiyaan kaalint ah difaaca dawlada taagta daran. Waa kulanki ugu horeyey oo ay xubnaaha Midawga Afrika ka yeeshaan xaalada Muqdsiho. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 13, 2009 Shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan wasiirada Difaaca ee ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo maanta ka furmaya dalka Ethiopia. Posted: 5/13/2009 2:57:00 PM Shabelle: NAIROBI Shir looga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya islamarkaana ay ka qeyb galayaan wasiirada Gashaandhiga ee dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Warmurtiyeed uu soo saaray gudoomiyaha midowga Africa ninka lagu magacaabo Jean Ping ayaa waxaa uu ku sheegay in ururka Midowga Africa gaar ahaan wasiirada gaashaandhiga ee ciidamadooda ay Soomaaliya ka joogaan in ay kulan ku yeelanayaan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaasi oo dib loogu eegayo xaaladda dalka Soomaaliya islmarkaana lagu qaadayo sida uu sheegay talaabooyin cusub oo lagu tageerayo nabadda iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya. Kulankaan ayuu ku sheegay Jean Ping in lagu qiimeyn doono xaaladda ka jirta Magaalada Muqdisho islamarkaana lagula socon doono waxyaabihii ka soo baxay kulankii ka dhacay Magaalada Brussels ee wadamada deeqda bixiya ay Soomaaliya ugu deeqeen lacagaha fara badan. Jean Ping waxaa uu ka dhawaajiyay in sidoo kale kulankaasi in dib loogu eegi doono xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kale cambaareeyay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu ku tilmaamay in ay u dhaxeeyaan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kooxo uu ugu yeeray in ay ka soo horjeedaan nabadda. Warkaasi uu soo saaray gudoomiyha gudiga midowga Africa ee Jean Ping ayuu sidoo kale waxaa uu ku sheegay in midowga Africa ay si fiiacan u fiirin doonaan xaaladda rasmiga ee ka jirta Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Shabelle Media Network - Source of Somalia News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2009 Emperor, Ethiopian and any other army is unwanted in Somalia and will exasperate the situation. I don't think Shariif Hotel will ask for this support and if he does so, it is the end of what is left of him. adigu sidee tahay, sida kale? Rer-yusuf baryahan gawska danbey ka qoslayaan soo ma' aha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 13, 2009 ^Ninkaan ma A&T-baa lool, Saaxib, adigoo lagu baafinaayaan ogaa, xagee kadhacday? As to the President, where were you when he asked AMISON to shell and send mortars to the city, and the heavy bombardment that followed after it.... Reer Yusuf-na isagaan taageerayaan una dhimanayaan ee lasoco... Hassan Dahir, Idha'ade and Alshabaab are worse.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2009 waxba ka ma jirin baafintaas. Waxaa ka dambeyey arintaa Xinnfaniin oo indhacadaha SOL ah. Adigu ii waran? la is waaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 13, 2009 ^Boowe waa laguu wacanyahay, anigu laftayda baryaan soo jiira-jiireeyay xoogaa waan kamaqnaa SOL... Mucaaradkaaga waa badanyahay ee adiguna ma Sheikh hotel-ka SOL baa tahay? Lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2009 Sheikh Hotel ha igu soo sheegin, that novice man is a joke. Laakiin, I am now in line with him, because there is no alternative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 13, 2009 ^Laakiin mucaaradkaaga maxaa badiyayna, all Snr SOLers from NG, Oday nuune, JB macno yare to Xiin Mr caravan, maxay kaa wada rabaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2009 Wax igu mucaarad ah majiraan. Xinn wuu iga naxaaa. JB waa saaxiibkay. Nuune colaadiisu waa unilateral oo anigu wali la ila ma socodsiin. Ngonge ma ila col baa???????? Anigu waxaan ogaa inaanu col nahay waxaa jira General Duke iyo LazyGirl. kkkkkkk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 13, 2009 ^Lool, in the politics section perhaps, but I never knew you meet Layzie outside of the zone! Waar bal waayahy, shidaada igala tag uun please, hada dhib kale ha ii horseedinee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 13, 2009 ^^ Emperor is the Sheikh Awayes of this site. Fitnaad bu wada..watch him closely, A&T. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2009 I know. I never take the words of pirates seriously. Waa niman farsamo badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 13, 2009 Waar there are too many Aweys here .... and Many Sharifs ..... Plus the countless Alshabaabs ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 13, 2009 ^Observing who posts what over the past few days has been interesting but predictable. You have the Yusufites who are hoping for a TFG collapse You have the Red Cimaamads who see no reason Then you have those who are thinking 'WTF is going on' Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted May 13, 2009 everyone in this forum is fake ....Why is it that every time a war breaks out, a dozen fake al-shabaab suporters pop up, meeshan dad wax buuxo maalinba dhinac kaso ala laaso Quote Share this post Link to post Share on other sites