Sign in to follow this  
Emperor

Addis Ababa: Urgent meeting + plans to defend Sheikh hotel's government

Recommended Posts

Emperor   

Muqdisho:Midawga Afrika oo xaruntooda Adis'baba kaga baaran dagaya sida loo difaaci karo dawlada Somalia

13. maj 2009

 

Print This Article | Daabaco warkaan

Muqdisho(AllPuntland )-Guddoomiyaha ururka Midowga Afrika Joan Peang ayaa lagu wadaa maanta in uu shir gudoomiyo kulan aan caadi ahayn oo ururka Midawga Afrika ka yeesho xaalada Muqdisho gaar ahan qabsahashii dawlada laga qabsaday xarumihi ay ku lahayd Muqdisho.

 

Warmrtiyeed kulanka ka hor uu soo saaray Joan Ping Gudooiyaha Midawga Afrika oo uu ka soo saaray xarunta ururkaasi ee magaalada Addisa-Ababa ayuu ku sheegay in ururka Midowga Afrika kulanka ay maanta ku yeelanayaan magaalada Addis-baba ay ku jeex jeexi doonaan waxa ay ka yeelayaan awooda sii baaheysa ee mucaaradka.

 

hadal murtiyeedka Joan Peang ayuu ku cambaareeyay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay u dhexeeyaan xagjriin aan nabadi Somalia ka rabin iyo ciidamada dawlada Midnimada qaran.

 

Kulanka maanta Adis-Ababa ka dhacaya ayaa xogaha laga helayo waxaa ay sheegayaan in la go'aamin doono in la da dajiyo imaanshaha cidamadi ka haray 8000 ee Midawga Afrika ugu talagalay Somalai si ay u buuxiyaan kaalint ah difaaca dawlada taagta daran.

 

Waa kulanki ugu horeyey oo ay xubnaaha Midawga Afrika ka yeeshaan xaalada Muqdsiho.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan wasiirada Difaaca ee ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo maanta ka furmaya dalka Ethiopia.

Posted: 5/13/2009 2:57:00 PM

Shabelle: NAIROBI

 

Shir looga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya islamarkaana ay ka qeyb galayaan wasiirada Gashaandhiga ee dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.

 

 

 

Warmurtiyeed uu soo saaray gudoomiyaha midowga Africa ninka lagu magacaabo Jean Ping ayaa waxaa uu ku sheegay in ururka Midowga Africa gaar ahaan wasiirada gaashaandhiga ee ciidamadooda ay Soomaaliya ka joogaan in ay kulan ku yeelanayaan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaasi oo dib loogu eegayo xaaladda dalka Soomaaliya islmarkaana lagu qaadayo sida uu sheegay talaabooyin cusub oo lagu tageerayo nabadda iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya.

 

 

 

Kulankaan ayuu ku sheegay Jean Ping in lagu qiimeyn doono xaaladda ka jirta Magaalada Muqdisho islamarkaana lagula socon doono waxyaabihii ka soo baxay kulankii ka dhacay Magaalada Brussels ee wadamada deeqda bixiya ay Soomaaliya ugu deeqeen lacagaha fara badan.

 

 

 

Jean Ping waxaa uu ka dhawaajiyay in sidoo kale kulankaasi in dib loogu eegi doono xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kale cambaareeyay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu ku tilmaamay in ay u dhaxeeyaan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kooxo uu ugu yeeray in ay ka soo horjeedaan nabadda.

 

 

 

Warkaasi uu soo saaray gudoomiyha gudiga midowga Africa ee Jean Ping ayuu sidoo kale waxaa uu ku sheegay in midowga Africa ay si fiiacan u fiirin doonaan xaaladda rasmiga ee ka jirta Soomaaliya.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

 

 

Shabelle Media Network - Source of Somalia News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Emperor,

 

Ethiopian and any other army is unwanted in Somalia and will exasperate the situation. I don't think Shariif Hotel will ask for this support and if he does so, it is the end of what is left of him.

 

adigu sidee tahay, sida kale? Rer-yusuf baryahan gawska danbey ka qoslayaan soo ma' aha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Ninkaan ma A&T-baa lool, Saaxib, adigoo lagu baafinaayaan ogaa, xagee kadhacday?

 

As to the President, where were you when he asked AMISON to shell and send mortars to the city, and the heavy bombardment that followed after it....

 

Reer Yusuf-na isagaan taageerayaan una dhimanayaan ee lasoco... Hassan Dahir, Idha'ade and Alshabaab are worse..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

waxba ka ma jirin baafintaas. Waxaa ka dambeyey arintaa Xinnfaniin oo indhacadaha SOL ah.

 

Adigu ii waran? la is waaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Boowe waa laguu wacanyahay, anigu laftayda baryaan soo jiira-jiireeyay xoogaa waan kamaqnaa SOL...

 

Mucaaradkaaga waa badanyahay ee adiguna ma Sheikh hotel-ka SOL baa tahay? Lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sheikh Hotel ha igu soo sheegin, that novice man is a joke. Laakiin, I am now in line with him, because there is no alternative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Laakiin mucaaradkaaga maxaa badiyayna, all Snr SOLers from NG, Oday nuune, JB macno yare to Xiin Mr caravan, maxay kaa wada rabaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Wax igu mucaarad ah majiraan. Xinn wuu iga naxaaa. JB waa saaxiibkay. Nuune colaadiisu waa unilateral oo anigu wali la ila ma socodsiin. Ngonge ma ila col baa????????

 

Anigu waxaan ogaa inaanu col nahay waxaa jira General Duke iyo LazyGirl. kkkkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lool, in the politics section perhaps, but I never knew you meet Layzie outside of the zone!

 

Waar bal waayahy, shidaada igala tag uun please, hada dhib kale ha ii horseedinee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Observing who posts what over the past few days has been interesting but predictable.

 

You have the Yusufites who are hoping for a TFG collapse

 

You have the Red Cimaamads who see no reason

 

Then you have those who are thinking 'WTF is going on'

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

everyone in this forum is fake ....Why is it that every time a war breaks out, a dozen fake al-shabaab suporters pop up, meeshan dad wax buuxo maalinba dhinac kaso ala laaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this