Sign in to follow this  
General Duke

Tough day for WARLORD MEDIA....

Recommended Posts

BBC Somali section did not cover the landmark day...

 

Dayniile has been quite icon_razz.gif

 

Onkod is going crazy :D

 

Ruunkinet is still ruun :D

 

I will post their latest articles...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaalada Jowhar oo u Muuqata Goob Dagaal

Posted on Tuesday, July 26 @ 06:57:41 PDT by editor

 

Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa u muuqata goob dagaal oo ku dhexmari doona hoggaamiyeyaasha Muqdisho iyo hoggaamiye kooxeedka Max’ed Dheere, sida laga dareemayo dhaqdhaqaaqyada labada dhinac In ka badan 55 gawaarida dagaalka ayaa loo diyaariyay inay duulaan ku qaadaan Jowhar xilliyada uu ka soo dagayo C/llaahi Yuusuf Axmed

 

 

halka maamulka Max’ed Dheere uu isagana waddooyinka tubay gawaarida dagaalka oo gaaraya 45 gaari, waxaana waddooyinka qarda jeexa ah uu galiyay Max’ed Dheere ayaan seexan 24 saac ee la soo dhaafay sida uu sheegay Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir ku xigeenka Warfaafinta garabka Jowhar.

 

Duulaanka ku wajahan Jowhar ayaa waxaa la sheegay inay hoggaaminayaan Cabdi Qeybdiid iyo Muuse Suudi Yalaxow.

 

Abshir Cali Nuur.

 

Jowhar – Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shock and awe I tell ya..... ;)

 

 

Madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta 20:00 duhurnimo ka soo degay garoonka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe

Jowhar

 

Wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan labada gole dowladda ee Jowhar ku sugnaa, waxaana xubnaha wefdiga madaxweynaha soo dhoweeyey hor kacayey ra'isul wasaare Cali Max'ed Geedd, guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Prof. Max'ed Cumar Dalxa, waxaana madaxweynuhu markii uu ka soo degay garoonka uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida

 

Wafdiga madaxweynaha ayaa loo galbiyey meel loogu tala galay in uu ku nasto

 

Kala soco faahfahin intaa dheer dayniile com wararkiisa danbe

 

.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho

cabdishakuur48@hotmail.com

 

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Yuusuf oo cagaha soo dhigay garoonka magaalada Jowhar iyo masúuliyiinta labada gole ee garabka guddoomiye Shariif oo isu diyaarinaya in ay weeraraan Jowhar. Ruunkinet 26/07/05

 

Madaxweynaha Soomaaliya Col. Cabdullahi Yuusuf oo dhawaan mashaqo ku qabsatay magaalada Gaalkacyo kadib markii uu dagaal dhex maray maleeshiya ka tirsan jufadiisa ayaa dhawaan soo gaaray magaalada Jowhar.

 

Garoonka dayuuradaha Jowhar oo ay dhawaan dayactir ku sameysay hayádda UNDP ayaa waxaa ku sugnaa marka uu madaxweynaha soo degayay mas''uuliyiin uu ka mid yahay Prof. Geeddi oo ah raísul wasaaraha Soomaaliya iyo Xildhibaan Dhalxa oo lagu wado in masúuliyiinta Jowar ku sugan ay dhawaan ka dhigaan guddoomiyaha baarlamaanka.

 

Magaalada Jowhar oo ay haatan u sugan yihiin xildhibaanno ka badan 100 mudane oo qaarkood ay dhawaan ka yimaadeen Puntland iyo goobo kale ayaa la hubin waxa ay ka yeeli doonaan haddii maleeshiyada lagu uruurinayo xerooyin ka tirsan Banaadir, Shabeelada Hoose iyo Shabeellada dhexe ee taageersan Muuse Suudi, Qanyare, Caato iyo ganacsata kale ay weerar ku soo qaadaan Jowhar.

 

Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this