General Duke Posted July 26, 2005 BBC Somali section did not cover the landmark day... Dayniile has been quite Onkod is going crazy Ruunkinet is still ruun I will post their latest articles... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2005 Magaalada Jowhar oo u Muuqata Goob Dagaal Posted on Tuesday, July 26 @ 06:57:41 PDT by editor Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa u muuqata goob dagaal oo ku dhexmari doona hoggaamiyeyaasha Muqdisho iyo hoggaamiye kooxeedka Max’ed Dheere, sida laga dareemayo dhaqdhaqaaqyada labada dhinac In ka badan 55 gawaarida dagaalka ayaa loo diyaariyay inay duulaan ku qaadaan Jowhar xilliyada uu ka soo dagayo C/llaahi Yuusuf Axmed halka maamulka Max’ed Dheere uu isagana waddooyinka tubay gawaarida dagaalka oo gaaraya 45 gaari, waxaana waddooyinka qarda jeexa ah uu galiyay Max’ed Dheere ayaan seexan 24 saac ee la soo dhaafay sida uu sheegay Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir ku xigeenka Warfaafinta garabka Jowhar. Duulaanka ku wajahan Jowhar ayaa waxaa la sheegay inay hoggaaminayaan Cabdi Qeybdiid iyo Muuse Suudi Yalaxow. Abshir Cali Nuur. Jowhar – Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2005 Shock and awe I tell ya..... Madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta 20:00 duhurnimo ka soo degay garoonka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe Jowhar Wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan labada gole dowladda ee Jowhar ku sugnaa, waxaana xubnaha wefdiga madaxweynaha soo dhoweeyey hor kacayey ra'isul wasaare Cali Max'ed Geedd, guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Prof. Max'ed Cumar Dalxa, waxaana madaxweynuhu markii uu ka soo degay garoonka uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida Wafdiga madaxweynaha ayaa loo galbiyey meel loogu tala galay in uu ku nasto Kala soco faahfahin intaa dheer dayniile com wararkiisa danbe . Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho cabdishakuur48@hotmail.com Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2005 Madaxweyne Yuusuf oo cagaha soo dhigay garoonka magaalada Jowhar iyo masúuliyiinta labada gole ee garabka guddoomiye Shariif oo isu diyaarinaya in ay weeraraan Jowhar. Ruunkinet 26/07/05 Madaxweynaha Soomaaliya Col. Cabdullahi Yuusuf oo dhawaan mashaqo ku qabsatay magaalada Gaalkacyo kadib markii uu dagaal dhex maray maleeshiya ka tirsan jufadiisa ayaa dhawaan soo gaaray magaalada Jowhar. Garoonka dayuuradaha Jowhar oo ay dhawaan dayactir ku sameysay hayádda UNDP ayaa waxaa ku sugnaa marka uu madaxweynaha soo degayay mas''uuliyiin uu ka mid yahay Prof. Geeddi oo ah raÃsul wasaaraha Soomaaliya iyo Xildhibaan Dhalxa oo lagu wado in masúuliyiinta Jowar ku sugan ay dhawaan ka dhigaan guddoomiyaha baarlamaanka. Magaalada Jowhar oo ay haatan u sugan yihiin xildhibaanno ka badan 100 mudane oo qaarkood ay dhawaan ka yimaadeen Puntland iyo goobo kale ayaa la hubin waxa ay ka yeeli doonaan haddii maleeshiyada lagu uruurinayo xerooyin ka tirsan Banaadir, Shabeelada Hoose iyo Shabeellada dhexe ee taageersan Muuse Suudi, Qanyare, Caato iyo ganacsata kale ay weerar ku soo qaadaan Jowhar. Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London Quote Share this post Link to post Share on other sites
Camel Mlik Posted July 29, 2005 A Very Tought day It was for many and even for some of our Brothers and sisters in this site. Quote Share this post Link to post Share on other sites