Taako Man Posted January 10, 2007 A gov't of unity and of good will will go along way. Somaliweyn - Muqdisho- Somalia 10/01/07 Madaxweynihii Hore ee dowladii Carte oo kulan kula yeeshay xarunta Villa Somalia Madaxweynaha Somalia Madaxweynihii hore ee Dowladdii Carte Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa maanta Booqasho Sharaf ugu yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdullhi Yuusuf Axmed oo ku sugan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Magaaladan Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Kmg ee Soomaaliya iyo Mudane Cabdiqaasim Salaad xasan waxay kulankoodaasi ku soo qaadeen sidii leesaga kaashan lahaa dib u dhiska Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan sugida Amniga iyo sidii leesugu keeni lahaa qeybaha Ummadda Soomaaliyeed. Labada masuul waxay kaloo kawada hadleen soo dhaweynta,islamrkaana loo soo dhaweyn lahaa Ciidamada ka socda Midowga Afrika,waxay labada Masuul sheegeen in loo baahan yahay arrintaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore Mudane Cabdiqaasim Salaad xasan waxay labadaba ugu Baaqeen Ummadda soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan inay Nabada ka shaqeeyaan, iyadoo loo istaagayo soo celinta Sharaftii ,Karaamadii Qaranka Soomaaliyeed. Ciidamada Booliiska Dowlada Fkmg hawlgal ay sameeyeen ayaa waxay kusoo qabqabteen Tuugo Isbaaro u tiilay deegaanka Galgalato Ciidamada Booliiska Dowlada federaalka kmg soomaaliya ayaa maanta hawlgal ay sameeyeen waxay kusoo qabqabteen Maleeshiyo Isbaaro u tiilay deegaanka Galgalato oo Muqdisho Bari kaga beegan waqooyi. Ciidamadda Booliska waxay Howgalkaasi ku fuliyeen deggaanada Shekkh Cali Cabdulle, Dabakaayo Madow,,Ceel Cadde iyo Galgalato,waxayna Ciidanku fureen wadadii ay xireen halkaasi oo soo gaareen Babuur ay Maleeshiyooyinka u diideen inay halkaasi maraan. Wareegto uu soo saaray Raiisul Wasaare Geedi uu ku sheegay in loogu baaqayo inay Qoryahooda ay la tagaan Xeryo loo cayimay si loo tababaro kadibna ay uga mid noqdaan Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya. Afahayeenka Dowlada Diinaari oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxa uu sheegay in ay sii socon doonto hawlgalada Booliiska lagana sifayn doono dhamaan isbaaraleeyda iyo waliba tuugada dhacda Mobilada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 10, 2007 I would be very happy if I didn't have to see a new picture of this puppet bast*rd every morning while the country is being bombed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 10, 2007 He's your Bast*rd whether you like it or not. If abdiqasim salad is willing to work with him, then how come somebody from the runaway section of somalia has continuous contempt for no governance in Southern Somalia? You have a hidden agenda. Although not clear to the general population, it is clear that you hate the president because he's from that clan. YOU KNOW THE MAXAMED SIAD BARRE CLAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 10, 2007 I don't like him, and we share same lineage. Not everyone that opposes this man hates his qabiil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 10, 2007 ^ And you expect him to comprehend an abstract idea like that? Walee adaa cirka roob ku og, Che-ow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 10, 2007 Che You might be from those with greivances from his clan. LOOOOL Reer geeladi ain't fond of reer galkacyo. Casto You despise him. So what? You are advocating for the demolishment of this gov't. Why don't you go back Raas Kambooni and speak your mind? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted January 10, 2007 "I don't like him, and we share same lineage. Not everyone that opposes this man hates his qabiil." True but some do hate him because of his DNA!!!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 10, 2007 Madaxweynaha DFGM C/llaahi Yuusuf iyo C/qaasim Salaad Xasan oo ku kulmay magaalada Muqdisho! Last Updated::2007-01-10 13:36:14 Muqdisho:- Madaxweynaha dawladda kmg C/llaauhi Yuusuf Axmed iyo C/qaasim Salaad Xassan ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ayna kawada hadleen xaalada dalka iyo xiisadaha ka taagan magaalada Muqdisho. Waa markii ugu horreysay oo uu kulan dhex maro C/llaahi Yuusuf iyo C/qaasim tan iyo markii xilka madaxtinimada uu qabtay C/llaahi Yuusuf, waxa uuna horey C/qaasim ugu eedeeyay dawladda kmg in ay gacanta ugu jirto dawladda Ethioipia. Madaxweyne Yuusuf oo kulankaasi kadib saxaafada hadal kooban siiyay ayaa sheegay in isaga iyo C/qaasim ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa amniga caasimada Muqdisho oo faraha ka baxay. Madaxweynihii hore ee dawladdii Carte C/Qaasim Salaad Xasan oo isagana hadal kooban jeediyay waxa uu sheegay in isaga iyo Madaxweynaha ay isku afgarteen in la sugo amniga isla markaana la soo dedejiyo ciidamada caalamiga ah ee loo soo dirayo dalka Soomaaliya si ay u badalaan ciidamada Ethiopianka ee ku sugan dalka Soomaaliya. HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 10, 2007 More pics of the progressive and bi-partisan work ethic of our President Yusuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 10, 2007 Sophist....What's with new you....looooool Taako......Now if I was from Gaalkacayo, you would have said that I don't like him cuz we don't share da same sub-sub clan. And by da way, reer Somaligalbeed Planders do make up a good number of his militia. They could hardly be called anti-Yeey. Castro.....Riyo kale ii ku jiraan dadkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 10, 2007 Che But the fact that you aren't says a lot. Do you know soldiers will work for a quick buck. They don't care who they fight for as long as they get paid. But the fact that most of Plands Soldiers are Reer mudug is telling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peplow throb Posted January 10, 2007 Somali people are doom. Jiboute who are somalis are providing the base Abdilahi Yusuf is giving the permission. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted January 10, 2007 Who meets who doesn’t mean jack. What matters most is the position taken on habashi invasion[with the presidents knowledge] & the carpet bombing of civilians[without the presidents knowledge]. How they can forge a new comprehensive plan to get the habashis off somali soils & the immidiete bombing of somali towns by Big Momma herself. Dealing with Kenya & Djabuti. This is more than photo ops man. Do you folks understand that this has stopped and siezed to be a SOMALI ISSUE??????? Heck it has siezed to be an EAST AFRICAN issue. No ammount of qabil alignment or re adjustment will end this calamity. Somali people are doom. Jiboute who are somalis are providing the base Abdilahi Yusuf is giving the permission Mr Throb,Just for clarification purposes: President Yussuf had no clue that his wadan was bombed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 10, 2007 But the fact that most of Plands Soldiers are Reer mudug is telling. loooooooool....it is pointless talking to you laters Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 10, 2007 Che You just don't want to hear the truth. I think you should read the bible according to Castro since who hold him with such esteem LOOOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites