Sign in to follow this  
General Duke

Puntland leaders visit SOOL..Pics

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by Sharif_seylaci:

We dont wan a barbaric sharia law wich cuts of hands tell me what it will bring 2 somaliland cutting of heads and stone woman if the do zina.

Zaylici, Allah ka cabso, waxaan ha ku hadlin. What the heck is Shariica Law,isn't that the same thing as the teachings of the Quran and Sunnah, please show some restraint from the things you say. I don't mind if you get your point across but just make sure, you don't fall into sin by saying certain things.

 

thanks in advance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir looga hadlay Dhismaha Golaha Laascaano oo uu Madaxweynaha ka qeyb galay (daawo Sawirada)

Last Updated::2006-09-16 15:26:42

 

golaha_deegaanka_shir_1.jpg

 

golaha_deegaanka_shir_2.jpg

 

golaha_deegaanka_shir_6.jpg

 

golaha_deegaanka_shir_5.jpg

Laas Caano:- Madaxweynaha DGPL iyo qaar ka mid ah

weftigiisii ayaa saaka ka qayb galay shir lagu qabtay xarunta dawladda hoose ee degmada Laas caanood.

 

Shirkan ayaa waxa soo qaban qaabiyey Waasiirka Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer Miyiga iyo mas'uuliyinta dawlladda hoose.

 

Waxaana ka soo qaybgalay odayasha degaanka Laascaanood iyo guddi odayaal ah oo ka kooban 21 xubnood.

 

 

Hadaba ujeedad shirkan ayaa ahaa sidii gole degaan loogu dhisi lahaa degmada Laascaaanood.

 

 

Wasiirka Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Md.Cali Cabdi Awaare

 

 

Maamulka Degmada

 

Furitaankii shirka ayaa waxa ka hadlay duqa degmada laascaanood C/qadir cali (shine)oo halkaasi ka soo jeediyey warbixino ku saabsan degmada.

 

 

Intaasi ka dib waxa kaloo halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah odayaashii ka soo qayb galay shirkan oo dhammaantood ka hadlay awood qaybsiga golaha degaanka iyo sida loo kala leeyahay.

 

 

Halkaasi oo qaar ka mid ah xubnaha guddiga 21 ahi ay Madaxweynaha u soo gudbiyeen sida ay u qaybiyeen golihii degaanka ee Laas Caano.

 

Inkastoo ay jirtay cabasho laga muujiyey hadana waxa ay ahayd meel laga shidaal qaadan karo sida uu yidhi Madaxweynuhu.

 

 

Wuxuuna sheegay Madaxweyne Cadde in uu kala tashan doono cuqaasha iyo isimada haddii waxa lagu darayo iyo haddii wax laga dhimayo isagoo Madaxweynuhu uu aad ugu mahadnaqay odayaashii soo diyaariyey qoraalkan maadaama awal la la’aa meel laga bilaabo.

 

Faisa Cabdi Dhalac

Wariyaha Madaxtooyada Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this