Sharif_seylaci Posted September 16, 2006 ka jawaab ama iska amuu Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 16, 2006 Originally posted by Sharif_seylaci: We dont wan a barbaric sharia law wich cuts of hands tell me what it will bring 2 somaliland cutting of heads and stone woman if the do zina. Zaylici, Allah ka cabso, waxaan ha ku hadlin. What the heck is Shariica Law,isn't that the same thing as the teachings of the Quran and Sunnah, please show some restraint from the things you say. I don't mind if you get your point across but just make sure, you don't fall into sin by saying certain things. thanks in advance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 17, 2006 Shir looga hadlay Dhismaha Golaha Laascaano oo uu Madaxweynaha ka qeyb galay (daawo Sawirada) Last Updated::2006-09-16 15:26:42 Laas Caano:- Madaxweynaha DGPL iyo qaar ka mid ah weftigiisii ayaa saaka ka qayb galay shir lagu qabtay xarunta dawladda hoose ee degmada Laas caanood. Shirkan ayaa waxa soo qaban qaabiyey Waasiirka Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer Miyiga iyo mas'uuliyinta dawlladda hoose. Waxaana ka soo qaybgalay odayasha degaanka Laascaanood iyo guddi odayaal ah oo ka kooban 21 xubnood. Hadaba ujeedad shirkan ayaa ahaa sidii gole degaan loogu dhisi lahaa degmada Laascaaanood. Wasiirka Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Md.Cali Cabdi Awaare Maamulka Degmada Furitaankii shirka ayaa waxa ka hadlay duqa degmada laascaanood C/qadir cali (shine)oo halkaasi ka soo jeediyey warbixino ku saabsan degmada. Intaasi ka dib waxa kaloo halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah odayaashii ka soo qayb galay shirkan oo dhammaantood ka hadlay awood qaybsiga golaha degaanka iyo sida loo kala leeyahay. Halkaasi oo qaar ka mid ah xubnaha guddiga 21 ahi ay Madaxweynaha u soo gudbiyeen sida ay u qaybiyeen golihii degaanka ee Laas Caano. Inkastoo ay jirtay cabasho laga muujiyey hadana waxa ay ahayd meel laga shidaal qaadan karo sida uu yidhi Madaxweynuhu. Wuxuuna sheegay Madaxweyne Cadde in uu kala tashan doono cuqaasha iyo isimada haddii waxa lagu darayo iyo haddii wax laga dhimayo isagoo Madaxweynuhu uu aad ugu mahadnaqay odayaashii soo diyaariyey qoraalkan maadaama awal la la’aa meel laga bilaabo. Faisa Cabdi Dhalac Wariyaha Madaxtooyada Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites