xiinfaniin Posted August 19, 2009 Axsaabta Mucaaradka oo jawaab ka bixiyay baaqa wada-hadal ee Madaxweyne Rayaale Arbaco, August 19, 2009(HOL): Labada Xisbi Mucaarad ayaa jawaab ka bixiyay baaq ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale oo ku saabsanaa in ay wada-hadal isugu yimaadaan saddexda Guddoomiye Xisbi. Warsaxaafadeed ay wada-jir u soo saareen labada Guddoomiye Xisbi ee UCID iyo KULMIYE Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo arrintan ku saabsan ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “KU: MUDANE, DAAHIR RAYAALE KAAHIN MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOMALILAND UJEEDO: JAWAAB CELIN Mudane, Annagoo tixraacayna warqadaada summadeedu ahayd JSL/M/XISMD-001/0820 09, waxaad naga guddoontaa salaam sharaf leh. Marxalada siyaasadeed ee qalafsan ee dalkeenu maanta maraayo, waxaanu aaminsanahay in adiga iyo xubno ka mid ah Komishanka doorashooyinka Qaranku aad mas’uuliyadeeda leedihiin:- 1-Ka dib markii aad ka talaabsateen sharciyadii dalka ee Qaranimada Ummaddu ku taagneyd. 2-ka dib markii aad baalmarteen hab-dhaqankii suubanaa ee ummadda Somaliland ay ku soo caano maashay ee ahayd wada hadal, wada tashi iyo isutanaasul . 3-Ka dib markii aad waxba kama jiraan ka dhigteen diiwaangelintii codbixiyayaasha, taasoo dedaal iyo dhaqaale mug leh kaga baxay ummaddeena iyo bulshada caalamka ee daneeya geedi-socodka dimuqraadiyada Somaliland, iyadoo laf dhabar u ah doorasho XOR iyo XALAAL ah. 5-ka dib markii aad dhaawacdeen xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee aynu la lahayn bulshada caalamka, rajada ictiraafkeenana waxtarka u lahayd. Sidaas darteed, iyagoo labada Xisbi (UCID iyo KULMIYE) mabaadii’dooda aasaasiga ah ay saldhig u tahay wada-hadal iyo wada-tashi in lagu dhammeeyo khilaaf kastoo jira, marar badana muujiyeen dulqaad siyaasadeed iyo tanaasul, haddana, aaminsan inay waajib tahay in si dhab ah loogu fekero danta guud ee dalka, labada Xisbi waxay soo dhaweynayaan wada-hadalka iyo wada-tashiga aad soo jeedisay. Mudane Madaxweyne, Waxaanu si sharaf leh kaaga codsanaynaa inaad marka hore ku soo noqotid xayndaabkii sharciyadeed, kana noqotid go’aankii aad adiga iyo xubno ka mid ah Komishanku keligiin ku laasheen natiijadii diiwaangelinta codbixiyayaasha, aqbashidna go’aankii Golaha xeer-dejinta (Wakiillada), ka dibna laysugu yimaado wada-tashi. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hotmail.com Hargeisa, Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 19, 2009 Ethiopian deputy FM lands in Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 HERE In English Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted August 20, 2009 Ina waraabe iyo Siilaanyo malaha qaadkiibay badsadeen. Aynu wada hadalo goormay ceeb noqotay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 He made the call coz he knew their "DIIDNAY" policy ,,,,,, now he proofed that point just clearly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted August 20, 2009 Meesha in runta laysku sheegaa wanaagsan. I heard Rayaale put huges locks in the Freedom Park and Siilaanyo & Waraabe were addressing thier followers in a car. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 Just to show them who is the man ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: He made the call coz he knew their "DIIDNAY" policy ,,,,,, now he proofed that point just clearly. Don't you think Waraabe and Siilaanyo have a point too! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 They always have a point when it comes to the issue but continuing saying "NO" whateva comes from him makes them loose some credit. I'm sure if he reconsider his decision now and says he will use the list they will go to the other direction and say "NO" ,,,, Would be good to meet him in person and tell him what they've just said .... he would probably say "NO" and that would be the end of the meeting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2009 Don't you know it is not good idea for Riyaale to demand meeting up with them while he clearly knows what the response will be! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 waa kiiska ku buuxi uun ,,, but iyaguna inay isaga ku buuxiyaan uun bay ahayd ,, simple Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 20, 2009 Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: He made the call coz he knew their "DIIDNAY" policy ,,,,,, now he proofed that point just clearly. Don't you think Waraabe and Siilaanyo have a point too! Do you really expect JB to answer that?? Waa la xidhi our new graduate Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2009 JB, true, the solution comes to a presidential debate for all of them in one place and for the public to see, and I don't think Riyaale is capable of that, he is not an orator, or a debator, labadaa kale waa laba fajiiste & turfatoorayaal, they will defeat him in da first minutes of the debate. Waraabe & Siilaanyo want a DEBATE and not invitation! Norf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2009 Norf xamar iyo Sh. Sharif baanu u dirnay lakin waxaad moodaa inuu maalmahan soo yara noqonaayo ,,, Nuune, Debate waa sheeko kele oo halkan lagamaba yaqaano in ragaas la isa hor fadhiisiyo oo ay doodaan ,,,, The day i establish my own TV station is the day will do that IA ... Imika ,, they could simply go meet him to show people that they are ready to talk ,,, then they can say whateva they want to say ,, he will refuse and that will go to the public ..... looks like they don't know how to win ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2009 JB, ma nin cahdigii qaranka jabiyey bey la kulmayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites