Suldaanka Posted October 3, 2005 You gotta love this guy. [Look in the background - the twin hills aka Naaso Hablood] Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 3, 2005 "Sida aan filayo ama ay qireen Saxaafadii iga horeeysay kama dhicin tan oo kale Afrika ,waxaana lagu tilmaami karay horseedkii doorashooyinka madaxabanaan ee Afrika sidaana waxaan u leeyahay dalka Jabuuti ee deriska la ah Somaliland waa la ogaa sideey sanadkii dhawaa doorashadda uga dhacday,dadka siyaasadda u dhuun duleelo way qabaan in aqoonsigga Somaliland beesha Caalamka miiska ka saran yahay." Dahir Abdule Alasow - Waagacusub Online reporter . Muddo laga joogo iminka 25 sanadood ayaa kaligii-taliyihii Siyaad Bare ee Somalia ka talin jiray uu ka khudbadeeye meel fagaare ah oo ku taalay Mogdishu oo lana odhan jiray Bulsho. Khudbadii Siyaad ayaa waxa ku jiray hadalo dadkii dhegaysanaayey ay aad ugu qosleen.............. Hadaladaas ayaa ahaa *Somaaliyeey, iimaanka alle ha idinka qaadee.....waan ogay waxa aa igu xamataan, kuwaas oo ah Odaygu waa kaligii Taliye Axmaq ah. Hadabda waxaan iidiin sheegayaa maanta, haddii aa kaligii-taliye ku maqsheen Somalia waxa kaligii-taliya ah Saajin Tuulo Joogo, Aniguna ma ihi Saajin Tuulo Jooga ee waxaan ah Madaxweyne dal ka taliya. Nasiib darada cabdillahi Yussuf haysataa maanta ayaa ah Haad geed waayey uu si wanaagsan ugu dego, waayo waxa uu cabdillahi diiday in uu dego oo fadhiisin ka dhigto Mogdishu oo ay gacanta ku hayaan Qabqablayaal dagaal oo miciyaha u lisanaaya in uu mar uun u soo gancan galo Odaygu...... Waxa nasiib daro labaad noqotay ama laba jeer khasaar noqotay, isaga oo aan ka fogaan nimankii cadawgiisa ahaa, markii uu ku dhacay gacantii saajinkii dhegaha la'aa ee uu ka calaacalay Siyaad Bare 30 sano horteed. Osman Abdillahi Sool - Freelance Journalist . Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 3, 2005 ^^^ @Saajin tuulo joog ah. Hadalkaa waxbaa ka run ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites