nuune Posted September 28, 2010 Sheekada ugu hadal heynta badan Somaliland waxay noqotay kadib markii Madaxweyne Siilaanyo uu xil culus u magacaabay Xaaskiisa Amina Waris isagoo si weyna u amaanay. War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye. Waxaanu Madaxweynuhu yidhi :- Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka, MarkaanTixgeliyey: Ahmiyadda ay Madaxtooyaddu u leedahay Dhismaha Qaranka, Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad). Markaan Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo, Markaan ku qancay: in ay hanan karto xilkan loo magacaabay. Waxaan go’aansaday In Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siciid1986 Posted September 28, 2010 Is this Silaanyo's wife? Aamina Maxamuud Diiriye his wife's name is Aamin Waris Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 28, 2010 dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 Just like Farole did ,,, for his son though.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted September 28, 2010 Where are the Kulimey supporters? The same folks that you used to complain about about Riyaale for taking his wife on working trips. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Hold on Africa and Ferguson she is not his wife but only same name as Amina look good those two pics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 29, 2010 Originally posted by Wiil Cusub: Hold on Africa and Ferguson she is not his wife but only same name as Amina look good those two pics True, wax hubsada saxibayaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 29, 2010 Nuune wuu khalkhalay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 29, 2010 Originally posted by Wiil Cusub: dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable You have nominated already, Inanka cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Nuune ayaa jar iiga talaabsaday waan ku dhacay. hal hal lee loogu soo dhacay lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 29, 2010 Awliyada warkeeda lamaba beeniyo, xajiga cusub! Quote Share this post Link to post Share on other sites