Sign in to follow this  
General Duke

Somali's welcome the resolution.

Recommended Posts

Baydhabo oo laga soo dhaweeyay go'aankii golaha amaanka

 

Mogadishu 07, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Inta badan dadweynaha ku nool magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweeyay go'aanka Q.M ay cuno qabateynta hubka uga qaadeen dalka Somalia.

 

Qaraarkaan ay ansixisay Q.M ee ka qaadista xayiraadda hubka ee Somalia ayaa dadka magaalada Baydhabo waxa ay ku tilmaameen mid loo baahnaa si dowladda Somalia ay u hesho ciidamo ka taakuleeyo dhinaca nabadda.

 

Goobaha dadka ay isugu yimaadaan ee magaalada Baydhabo ayaa aheyd mid si aad ah looga hadal hayay go'aanka golaha amaanka ee Q.M ay ka soo saareen arimaha Somalia ee la xiriira xayiraadda hubka.

 

Ilaa 38 ruux oo ka mid ah dadka magaalada Baydhabo oo wariyaha shabelle uu ka uruuriyay ra'yigooda ku aadan golaha amaanka ayaa 25 ka mid ah waxa ay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin in la qaado xayiraadda hubka ee Somalia isla markaana la keeno ciidamo gacan ka siiya dowladda dhinaca amaanka iyadoo 8 ruux ay ka aamuseen, halka 5 kalena ay codkooda ku biiriyeen in aan micno yeelaneyn in xilligaan la qaado xayiraadda hubka.

 

Dagaalo dhex mara dowladda iyo maxkamadaha islaamka ayaa la filayaa bay sii raaciyeen maadaama dalka loo safasaxay in ay yimaadaan ciidamo shisheeye.

 

Si kastaba ah ahaatee ka hor inta aan la qaadin cuno oqabateynta hubka ee Somalia ayaa waxaa digniino ka bixiyay ururo u dooda xuquuqda aadanaha iyo waliba dowlado dhowr ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudaaharaadyo Mahiigaan ah oo lagu taageerayo go’aanadii ka soo baxay qaramada midoobay oo ka dhacay Soomaaliya inteeda badan

 

Muqdisho(Olol News)-Waxaa manta ka dhacey inta badan Goboladda Somaliyeed dibadbaxyo lagu taageero laguna ayidahayo qaraar ka soo baxey Qaramadda Midoobey (UN) ee numbarkiisu yahey. Dibadbaxaas waxaa soo agaasimey shicib weynaha Somaaliyeed meel kasta oo eey wadanka kala joogaan min raas Xafuun ilaa raas Kambooni, inta qaranimo, cadaaladda, iyo horumarka jecel aaminsana.

 

Dibadbaxaas waxaana ka soo qeyb galey dad aan cadad laheyn oo aad iyo aad u fara badnaa oo ku dhawaa laag (malyan) meelaha qaarkood. Dadka go’aankaas ayidahayey wuxuu halkudhagoodu ahaa (Somaalia, Somaalia, Somaalia, ha noolaato Somaalia, ha noolaato Dowladda Federalka ee Somaliyeed, ha noolaado Madaxweynaha dowladda Ferderaaliga,Raisulwasaaaha Somaaliyeed, iyo dowladda oo dhan, ha noolaado ururka IGADSOM, ha noolaato dowladda Mareykanka, ha noolaato cadaaladda Qaramadda Midoobey.

 

Mar qaar ka mid ah shicikii soo banaanbaxey aan wax ka weydiiyey sida manta dareenkoodu yahey. Waxey ku jawaabeen, wax badan baan sugeyney inuu sare maro calaankeenii baluugle ahaa oo sadaalineyn. Waxaan ilaahey uga rajeynhayaa iney Somaalia noqoto tii xasiloon oo dadkeedu ku wadda nolaadaan nabad, barwaaqo iyo baraare oo ilaaheyn dib ugu soo celiyo dareenkii somaalinimo oo ka lumey 16 sanno ee la soo dhaafey.

 

Qaar kale, waxey oranhayeen manta waa maalin dalka qiimo weeyn u leh, waayo waxaan rajeyneynaa iney dowladda iyo inta nabad jecel ee Somaaliyeed ey u surta gasho si eey nabadii libirtey u soo celiyaan, Waxaan mahad u celinhayaa eebaha arinkaan u suldaanka ah. Allah garab gallo dowladda u bareertey iney naftooda u huraan dalkooda iyo dadkooda. Inta lunsana allah soo hanuuniyo oo xaqa allah tuso.

 

Mar dareenka mas’uuliyiinta dowladda gaar ka mid aan khadka telfoonka wax ku weydiiney, waxey jawaabtoodu aheyd. Waanu sugeyney iney tani dhacdo, waxaan goor aan dheereyn ayaa shacabka Somaaliyeed la wadda arinsan doonaan dowladooda, shaahana eeynu ku wadda cabi doonaan baar shabeele iyo Curuba Hotel – waa hadiiba wax ka hareen. Wuxuuna hadalkiisii ku darey waxaan kula dardaarmahaya inaan dadweynaha Somaaliyeed la marin habaabin oo aan la fajac galin, waana iney ogaadaan iney dowladooda garab istaagaan oo ey isu diyaariyaan sidii eey ugu soo dhaweynlahayeen caasimadda Moqadishu. Waxeyna dadku arki doonaan inuu eebe yahey kan xaqqa lagu caabudo insha allah.

 

Dareen qof kale oo aan ka wareysan magaaladda (baydhabo, galkacyo, bosaaso, garowe, lascanood,iwm). Wuxuu isna yiri waa in shacabka Somaaliyeed aan la marin habaabin, waxaana lagama maarmaan ah iney Somaalidda oo dhan isu abaabulaan sidii ey iyagoo raxan raxan ah ugu soo dhaweynlahayeen Madaxda dalka, madaxdaas oo aad iyo aad ugu samirtey muddo 2 sanno iyo ka badan sidii dadlkeeda nabad loogu ugu soo dabaali laheyd. Maanta ayaa la arki doona dhabahii iftiinka kaas oo aan aminsanahey inuu horumar u horsed doono dadlka iyo dadkaba.

 

Hooyo Somaaliyeed oo aanu wax ka weydiiney dareenkeeda ku aadan banaabaxaan manta waxey tiri. Anigu hooyo somaliyeed baan ahey walibana jecel sidii dalkeyga ku badbaadi lahaa, balse nasiib daro 14 sanno ayaa Ummad Somaaliyeed eysan garan dareenka wadanimo oo eysan laheyn dowladda dhexe. Maalintii ilaahey dowladda ugu deeqeyna oo waliba Somaali u dhameyd yacni 4.5, waxaa dhacdey iney rag raga ka mid ah isbaarooyin hor leh ey dhigtaan oo eey dhahaa (gow-iyo-gashba-ma leh) Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun! Markaas baa loogu dhaqaadey inaan lagu daysan oo xoodin iyo baryo loogu dhaqaaqey. Marka manta waa idmaneyd inuu eebe u khasbo Qaramadda Midoobey iyo waliba intaba nabad jecel, si eey dadka qaarkiis oo aan marnaba nabad jeceleyn ugu qancaan ineysan qadarta eebe iyagu celin karin. Ilaahey wuxuu rabo wuxuu dhahaa (Kun faya Kun). Marka waxaan aniga qof ahaan eebe ka rajeynhaya iney dowladda soo celiso nabadii, walaaltinamdii, iyo xasiloonidii laga waayey mudaadaas dheer. Ilaaheyna waxba kuma ahan iney dadka manta dowladdooda iyo shacabka jilaafeynhaya iney bari afkooda ka dhahaa (haddii aan saan moodahayo – mar hore ayaan oran lahaa – Ciidamo Somaalia hala keeno) oo eebe nabad inoogu soo dabaallo. Nabadaas oo aanu inaga kaligeen keensan weyney.

 

 

 

Ahmed Kuusoow

 

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Jenerale waad ii sirtey. When I read the title of the thread, I thought youwill bringing evidence of support from Somali politicians in diaspora, the long list of them supporting the resolution. Buit you took me to Baydhabo. What else did you expect from them they are already under siege.

Sxb waku jeeda dhusadada aya barafuun ku noqotey , lakiin waxaad ogata wa dagal waxa aad uu dabaldageysiid. Hadhowna waxa is dagali doona wa Somali vs. Somali ciid kala celineyso maleh ama uu kale hilineyneysa. Isqabooji dar Alle ku deg. Wixii roon Raba ogee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Juje, The people of Baidoa, aside from the government welcome this step. The articles have provided evidance from Mogadishu based websites even indicate that people of Mogadishu welcome this step.

The public opinion is what I am looking at,

this is important dont you think?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^If as the articles above indicate that the majority of the PUBLIC in Baidoa and even some in Mogadishu support this resoloution and thus the TFG's programm. Is this not itself important to gage?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Waxaad ogata wa dagal waxa aad uu dabaldageysiid. Hadhowna waxa is dagali doona wa Somali vs. Somali ciid kala celineyso maleh ama uu kale hilineyneysa. Isqabooji dar Alle ku deg. Wixii roon Raba ogee.

Juje you contraadicting yourself too. It is You who is saying "Biodoa is underseige" and "ma waxa aad u dagaalameysid ma dagaal Somali dhexdeeda ah miyaa" Don't spport USC/ICU/Al-Qaeda offense against other Somalis, and sometimes act like you care Somalis blood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Waxaad ogata wa dagal waxa aad uu dabaldageysiid. Hadhowna waxa is dagali doona wa Somali vs. Somali ciid kala celineyso maleh ama uu kale hilineyneysa. Isqabooji dar Alle ku deg. Wixii roon Raba ogee.

Juje you contraadicting yourself too. It is You who is saying "Biodoa is underseige" and "ma waxa aad u dagaalameysid ma dagaal Somali dhexdeeda ah miyaa" Don't spport USC/ICU/Al-Qaeda offense against other Somalis, and sometimes act like you care Somalis blood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Horta laba u kala qaad. The support which the TFg is gathering overwhelmingly since last night is not 'caddi'. As for the resolution it only complicates further a tangled and complicated scenario.

Innitially when the TFg seeked the lifting off the embargo it was looking to legalise the entry and presence of foreign sources that will assist them in protecting their fragile and delicate government and help in building Somali security organs that will do so independently.

Lakiin arrinti waxba kaso hormarey namely the Maxakamiin. Who were/are much more organised, able and stronger than the warlords who were opposing the TFG hor personal reasons.

Enter the scenario Ethiopian forces entering the government seat and building a steel barrier around the TFG.

Therefore this proves whether either lifting or enforcing the arms embargo does not make a sense, cause simply it was not in place at first.

 

So what does the resolution bring nothing, but further violence and now legislated by the UN. There are no AU troops that are willing to come to Somalia to protect the TFG while the author of the resolution himself the US ambasador in an interview after its introduction said, when asked about the funding, volunteerely. So tell me which African country will send troops and pay them, none.

This resolutions authored by the US was designed to legalise the presence of Ethiopians in Baydhabo already, and all the TFG has to say now is that 'wadadadi walna weyna so weraren' and boom Ethiopain forces are heading all the way to 'ex-barlamaan' supported by logistics from US forces in the region.

In this latest twist of Somali politics President Yusuf has the upper hand, it will entirely depend how he plays right. While on the other hand his opposition the maxakamiins have been messing up their chances left and right all day today, bringing a big grin to the faces of President Yusuf and Duke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Nice analysis my friend. Though I would add a couple of things here.

 

The TFG has enough troops to combat the courts, as evident by the lack of progress from the courts side and the halt to their expansion.

 

What the TFG gets is an added, diplomatic and millitary advantage. The foreign troops will safe gaurd the Capital Baidoa and Bay while the TFG army will move on to other areas, it will not be nor do we need the foreign peace keepers to fight.

 

The TFG will pick and choose areas to take over while the knowledge, training and wepons will add to their strength.

 

The courts are in for a shock and so are their supporters.

 

Horta laba u kala qaad. The support which the TFg is gathering overwhelmingly since last night is not 'caddi'.

Well of course this will also increase when regions like the Lower Shabbele and the Juba's fall into the TFG hands..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brother Juje is the only one here opposing the TFG, who has made sense of what happened yesterday with the new resolution. Not all seems, what it seems like!

 

Nobody seriously believes, that the US's intention is peace in Somalia and TFG having 'dialogue' with the 'terrorists' they themselves would never sit on a negotiating table with.

 

Only Juje understood the magnitude of the adopted draft resolution yesterday. It just builts a pretext for US intelligence forces together with Ethiopian troops 'disguised' as Somalis and possibly Yemenis to enter and secure the Transitional Federal Instituitions in Baidoa as Duke has put it, in order to release the bulk of the army for the tasks and goals they were trained ahead to fulfill which is capture the areas around Benadir and to tighten their grip by occupying those areas and possibly surrounding Mogadishu itself, that was the original plan and nothing has changed!

 

That's why troops loyal to the TFI never went on any 'expansionist of territorial rule' campaigns because that would actually expose the TFG, but as adequat protection is guranteed, those forces can now be released!

 

Abdullahi Yusuf as a military man and hardened guerillia war veteran knows that, IGASOM troops will not go into battle and that's well intentioned by Abdullahi Yusuf because he's got absolute believe in the ability of his troops, who have been disciplined and well trained now, I hear also, that the consumption of khaat has been banned and adopted now for quite a long time! TFG troops are now stationed in Baidoa because if they would leave, the government would not last a week!

 

Guul to the federalists inshallaah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this