Jacaylbaro Posted October 17, 2010 DAGAALKII DHABARKA 17kii October 1984 17 ka Oktobar 1984 Waa maalin ku astaysan maalmaha taariikhda aan la hilmaami kkarin ee halgankii xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ee SNM Waxay ahayd maalin kawsatay sadex mucjiso oon marna cid ka jawaabta la hayn ilaa maanta kuwaas oo kala ahaa ahaa sidan: 1.Ciidamada xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed oo tiradoodu aad uga hoosaysay kuwa mujrimiintii qasbanaa ee taliski siyaad bare.iyadoo goobtaas burco duuray ay isku haleeleen sadex urur oo SNM ah oo tira ahaan dhamaa 340 iyo ku dhawaad 2500 oo ciidamadii qasbanaaa ee taliskii siyaad halkaas oo ay ka dhacday wax aan maanta laga sheekayn Karin. 2.Ciidamadii qasbanaa waxa ay wateen oo wehel u ahaa ku dhawaad 100 tikniko ah ama gawaadhida gaashaaman ee ciidamada. 3.Xabada ugu horeysay waxa ay bilaabantay 2dii duhurnimo ee maalintaas goobtuna waa qaaxo oo ,halkaas oo ciidamada qasban ee taliskii siyaad wateen inay soo qabqabtaan xaq u dirirka maxaase ka raacay. 4..Isla maalintaas waxa hawd ka bilaabmay dagaal kaas oo lagu soo qaaday beelahii SNM Taageeri jirey ,dagaalkaasoo ay ka qayb galeen ciidamo ka yimi muqdisho kuwaas oo hawlgal midaysan la wadaagayey kuwa ka soo duulay hargeysa iyo qaybtii 26aad iyadoo si cad loo kashifay dagaalka hawdka lagana soo qabtasy ciidamo ka diiwaan gashan taliskii qaranka somaliya balse uu maamulkaas jirey markaasi abaabulay maxaase dhacay……? Waxa dhacay waxa aan hore loo arag loona maqal waxa goobtii dagaalku ka bilaabmay 2dii waxanu socday ilaa 6dii ,waxa ku naf waayey mujaahidiin dhan 33 hal;ka ciidankii qasbanaa ay ku bakhtiyeen 1200 oo askarqasban ah . Isla markaana ay ciidamada dhaqdhaqaqa SNM ay ku gubeen goobtaas 13 gaadiidka ciidamada ******ta ee loo yaqaanay bebega maydkooda la saaray bilcilka burca duuray oo ilaa maanta laga arki karo raqdoodii Ala haw naxariistee dhamaan mujaahidiintii SNM ee hawl galkaas fulisay waxa lagu aasay dhamaan magaalada Rabaso . Dagaalkan ay soo abaabushay qaybtii 26aad ee ciidamadii qasbanaa waxa u jilib dhigay 340 mujaahid oo hogaanka uu u hayey rabi haw naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye(LIXLE) Isagoo mujaahidku isla goobtaas ku shahaado qaatay ,halka ciidanka ay is heleen ee cadawgu dhamaa 2500 oo askar qasban ah kuwaas oo ilaa maanta goobtii ay ka muuqato calaamadahii jabka ee ka gaadhay goobtaas lagana arkin karo gaadiidkii iyo lafahii maydkii ciidankii qasbanaa ee maalintaas guul darada qaatay, Waxa xusid mudan oo aan marna la hilmaami Karin tirade gaadiidka gaashaaman ee cadawgii siyaad laga gubay isla maalintaas halka aan ciidankii xaq u dirirku wadaniga ee SNM Haysan wax tikinko ah haba yaraatee oo u dhiganta ta ay wateen ciidankii cadwga ee maalintaas waxa kale oo aan la hilmaami Karin in maalintani ahayd maalintii ciidankii SNM iyo cdii taageeri jirtayba aqoonsadeen in BEBEGA la gubi karo iyadoo lagu xasuusto mujaahid xaamud sabanle oo isla goobtaas ku shahiiday maalintaas ahaana mujaahidkii u iftiinshay SNM in BEBEGA la gubi karo(Ifkuu xaamud daariyo darban baan ku dhaatee)(XAQAA HIILIYEE XOOG KUGUMA RIDIN) Mukhtar Hassan Abdulahi,(gucuse 9) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 17, 2010 “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’ Gud-gude, Hadraawi, 1990 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 17, 2010 The mujaheedins will never be forgotten each and every one who died ilahay ha u naxaristo Kuwa nool na ilahay cimriga ha u dheereyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted October 17, 2010 May allah have mercy on them and forgive them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 17, 2010 Aamiin ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted October 17, 2010 These guys remind me of those Palestinian political factions that declare every prick with a suicide belt to be a shaheed even if he's fighting for a communist militia. Taking up arms on behalf of your clan or to protect khat trucks is not jihad. Create a unique title for those drug barons but shaheed is a bit of a stretch, and if I'm correct that's religious blasphemy. I don't see how those guys are different from the USC militia or the Somali government troops who fought in those wars. I guess every moron sees his local town hero as a shaheed. In that case, my buddy who was sent to prison for dealing crack is also a martyr and my other buddy who leads a local gang is Amir al-Mumineen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 17, 2010 Shuhado beel, ciidamo beeleed qabyaalad u diriraayo aa mujaahidiin la leeyahay!, war magac kale raadso!. 1.Ciidamada xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 17, 2010 Calanka ciraaq ay korka kaga sawireen baa ka sii daran If one of those men comes back today, he would be like "WTF! Where is the blue flag?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 17, 2010 Zack, the Spokesman of reer aakhiro ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 17, 2010 Ma maalintii nadaafada ee 15-ka May baad ka cadhooteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 17, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Zack, the Spokesman of reer aakhiro ... . Adigu u don't call aakhiro miyaa? The area code is 0000. On a serious note, these men would have no idea what this Iraqi-like flag is all about. Midda kale, easy on over-using the term "Mujahid". Use more of "reer difaacayaal". Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted October 17, 2010 Originally posted by Timur: I guess every moron sees his local town hero as a shaheed. Are you any different? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 17, 2010 ^ ^ Just a hater of those who defeated his uncle aka Morgan Quote Share this post Link to post Share on other sites