Sign in to follow this  
General Duke

Puntland parliment says NO...

Recommended Posts

Baarlamaanka Puntland oo Cunay Xaabsade Xaaji bakakiin iyo weliba

 

Faroole oo Hoolkii ka baxay Intaan Loo Codayn

 

(Garoowe}26.02-06

 

 

Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa Maanta Cod Aqlabaiyadah ku diiday Wasiirnimada Axmed Cabdi Xaabsade iyo Ku xigeenkiisii Xaaji Bakiin,waxanay ogolaadeen Gaagaab iyo Awaare................

 

Sida uu soo sheegay wariyaha Widhwidh ee Garoowe waxaa ay Baarlamaanku Maanata Diideen Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga Axmed Cabdi Xaabsade iyo ku Xigeen kiisa Al Xaaji Bakiin.

 

Waxaa kale oo isna meesha ka Cararay oo Baneeyay Hoolka intaan loo Codayn Wasiirkii Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamka C/raxmaan faroole.

 

Waxaa Gudbay oo la ansaxiyay Wasiirkii Maaliyada Max'ed Cali Yuusuf Gaagaab iyo Wasiirkii Dawladaha Hoose iyo Horu marinta reermiyiga Cali Cabdi Awaare iyo weliba ku xigeenadoodii.

 

La soco widhwidh iyo wixii ka soo kordha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this