Sign in to follow this  
osman_nz

Las Canod Protesting Rayale Visit. Reporters Fear Civil War Breakout

Recommended Posts

osman_nz   

 

Laascaanood Oo Mudaharad Xoogan ka Socdo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo shir jara,id Uu arintaasi kaga Hadlayo ku qabtay Garoowe.‏

Saturday, June 06, 2009 - 03:30 AM

Send this story to someone Printer-friendly page

 

Goor dhowayd aya Waxaa mudaharaad Waxa uu ka bilowday Magaalada laascaanood Ee xaruunta Gobolka Sool Ee Haysato Maamulka la magac baxay Somaliland.

 

mudaharaadkaan aya waxa uu bilowday Kadib markii la sheegay in uu ku Soo Fooleyahay Madaxweynaha Maamulka lamagac baxay Somaliland Dadka ku nool laascaanood ayaa aad Uga xumaaday arintaas Kadib markii Uu Warkaasi Soo Gaaray Dadka Reer laascaanood.

 

Magalaada laascaanood Ee xaruunta Gobolka Sool ayaa Hadda Waxaa ka Socda Mudaharaad aan Weligii Ka dhicin Waxaan lagu arkayaa Wadooyinka Wawayn Ee laascanood Qiiq iyo boor ka baxaya Wadooyinka laascaanood Mudaharaadayaashu Sidoo kale waxay ku gubeen wadooyinka laascaanood Tayirada baabuurta kuwaaso qiiqooda Uu laascaanood sii xoogan Uga muuqdo Sidoo kale dhalooyin ayey wadooyinka ku jejebiyeen Dadkaasi.

 

Ayadoo Oo ay arintaani Jirto ayaa Haatan Gor dhowayd Waxaa saxaafada Isugu Yeeray Gidomiyaha Goblka Sool Dhanka Puntland Shirkaan jara,id Uu qabtay Gidomiyaha Gobolka Sool Ayaa Waxaa Gebi ahaanba kaga Hadalay arintaan Ka dhacaysa Laascaanood.

 

Gidomiye Maxamed Cawed Baaruud aya ku dheeraday arinta Goblka Sool Waxaana uu Sheegay haddii Uu yimaado Madaxweynaha Somaliland

 

in Uu dagaal aan Loo kala harin ka dhici Doono Xaruunta Gobolka Sool Ee laascaanood.

 

Sidoo kale Maxamed Cawad baruud Waxaa uu sheegay in aanay Sii fadhiyi Doonin Oo ay Haatan ka So dhamaatay arintii Qalbigooda ku jirtay Oo ahayd in Wada Hadal lagu dhamayn Dono Hatan Laga bilaabo Wax Kasta Dagaal bay ku Dhamaan Dooanan aya ka mid aha Hadaladii kulaa Ee Gidomiyaha Gobolka Sool.

 

Cabdiraxaman xuseen xasan gaardi

 

Yamays Online

 

garoowe-puntland

Source: http://www.yamays.co m/home/index.php?nam e=News&file=article& sid=2876

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this