Sign in to follow this  
Abtigiis

Shiekh Sharif and Sharif Xassen vacate Hotel after A.Yusuf checked in

Recommended Posts

Abtigiis   

Shariif Xasan iyo Sheekh Shariif oo ka guuray Hoteelkii ay degenaayeen, markii wafdiga Madaxweynaha lala dejiyay.

 

Sheekh Shariif SheekhAxmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa ka guuray Hoteelkii laga dejiyay magaalada Jabuuti, kadib markii lala dejiyay madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed, Col: C/laahi Yuusuf Axmed.

Wararka waxa ay sheegayaan in labada mas’uul ay degeen hoteelka kale, iyada oo markii wafdiga madaxweynaha la dejinayay hoteelka la sheegay in ay magaalada ku maqnaayeen.

Ma jiraan wax hadal ah oo labada mas’uul ay ka yiraahdeen ka bixitaankooda hoteelka, iyada oo dhinaca kalena Saleebaan Colaad Rooble oo gudiga warfaafinta isbahaysiga Asmara madax u ah oo arrimahaasi wax laga weydiiyay uu ka gaabsadey.

Wararka qaarkood waxa ay leeyihiin waxaa soconaya dadaalo ay wadaan xubno dowlada Jabuuti ku jira iyo guddiga Qaramada Midoobay, iyada oo wafdiga madaxweynaha ay hoteelka dejiyeen xubno wasaarada arrimaha dibada Jabuuti ka tirsan.

 

http://www.kilil5.com/kulamo_rt3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

iyada oo markii wafdiga madaxweynaha la dejinayay hoteelka la sheegay in ay magaalada ku maqnaayeen.

Iyaga laftigoodaa riwaayad kale ah. Shaah baa lagu maqnaa gara'oo. Kolkii warka la helaa la oran, Sheikh Khadaroow kac taksi qaada'oo alaabtii meesha inooga soo gur. Xayaatu-kalbi ayaa dhaama in nimankaas lala dagee!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heesta sii wad hee nooh, xaa u kala joojinee.

 

Ereyada kusii xigo xee yihiin hee, noo sheegba yaaqeey?

 

Waa la kala leexiyaa liin iyo caano

Leeloow leelaa yaa leela

 

Odey liin Xabashi waaye, waa laga leexiyaa caanaha saafiga suusaca ah suu u qasin, waa Shariifyaashee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Is that the best you can do?

 

Ani marka saan aan u arkaa:

 

Waa la kala leexiyaa liin iyo caano

Leeloow leelaa yaa leela

 

Odayga liinta waaye, Sheikh ku sheegayaasha caanaha waaye...Liin caano wey bajiyaan...Inee sidii caanaha baqaan ey ka cabsoodeen...Janta fagax aboow... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya, maya, maya, liin carabka xataa ma qabto, iskaba dhaaf in caano lagu shubay. Liin caano wey haleysaa, not caano liin haleeyo. Marka saas ula soco. Wax dhanaana waaye oo carabka jecleen, unlike caanaha. Liin walax ee nafaqo leedahayna malaha ka ahayn inay wax yar wax ku kordhiso cuntada iyo qudaarta kale.

 

Leeloow leela yaa leelaa bilaash uguma qaadin Aweys Mabuuse, wax kale lasoo shirtag walaashiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hayeh, caanaha sida liinta loogla caroro, ee iyagana carar ugu jiraayaan hee alore...Ama saafi ha'ahaadaan, ama suusac ha'ahaadaan, ama carab ha u macaanaadaan, saas lee orod ugu jiraayaan sheikh kusheegayaasha...

 

Adi laakiin noocaga waxaa lagaa dhadhaminaa tiibada liin la'aanteed wax cunin, ee xaa ka jiro sheekadaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tiibada hee. Anigaa? Yareey, ani maa saas i dhahee. Grararararara. Runtaa waaye, though, basbaas, not liin, la'aan wax ma cuni. Iyo ketchupna ku dar. :D

 

How is the little princess horta? Hope she is fabulously fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Grararara, micneheedna? Dhareerka iska tir aboow... icon_razz.gif

 

My little princess is doing well, alxamdulilah, thanks for asking...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this