Abtigiis Posted June 2, 2008 Shariif Xasan iyo Sheekh Shariif oo ka guuray Hoteelkii ay degenaayeen, markii wafdiga Madaxweynaha lala dejiyay. Sheekh Shariif SheekhAxmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa ka guuray Hoteelkii laga dejiyay magaalada Jabuuti, kadib markii lala dejiyay madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed, Col: C/laahi Yuusuf Axmed. Wararka waxa ay sheegayaan in labada mas’uul ay degeen hoteelka kale, iyada oo markii wafdiga madaxweynaha la dejinayay hoteelka la sheegay in ay magaalada ku maqnaayeen. Ma jiraan wax hadal ah oo labada mas’uul ay ka yiraahdeen ka bixitaankooda hoteelka, iyada oo dhinaca kalena Saleebaan Colaad Rooble oo gudiga warfaafinta isbahaysiga Asmara madax u ah oo arrimahaasi wax laga weydiiyay uu ka gaabsadey. Wararka qaarkood waxa ay leeyihiin waxaa soconaya dadaalo ay wadaan xubno dowlada Jabuuti ku jira iyo guddiga Qaramada Midoobay, iyada oo wafdiga madaxweynaha ay hoteelka dejiyeen xubno wasaarada arrimaha dibada Jabuuti ka tirsan. http://www.kilil5.com/kulamo_rt3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 Miyay ka baqdeen tolow ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 2, 2008 ^I think inayna wayssada ka jabin bay u carareen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 shandadihii miyay ka yaaceen tolow mise suuqay jiiteen ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 2, 2008 Originally posted by Abtigiis & Tolka: iyada oo markii wafdiga madaxweynaha la dejinayay hoteelka la sheegay in ay magaalada ku maqnaayeen. Iyaga laftigoodaa riwaayad kale ah. Shaah baa lagu maqnaa gara'oo. Kolkii warka la helaa la oran, Sheikh Khadaroow kac taksi qaada'oo alaabtii meesha inooga soo gur. Xayaatu-kalbi ayaa dhaama in nimankaas lala dagee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 4, 2008 Stoogeka Xabashada u adeego daacuun miyaa laga cararaayo? Meel walba uu tago in saas loogu foofa waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 6, 2008 Waa baan waxaa maqli jiray **Meel libaax soo galay lo' majoogeysee** War maa la wadaa hee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2008 Heesta sii wad hee nooh, xaa u kala joojinee. Ereyada kusii xigo xee yihiin hee, noo sheegba yaaqeey? Waa la kala leexiyaa liin iyo caano Leeloow leelaa yaa leela Odey liin Xabashi waaye, waa laga leexiyaa caanaha saafiga suusaca ah suu u qasin, waa Shariifyaashee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 6, 2008 Is that the best you can do? Ani marka saan aan u arkaa: Waa la kala leexiyaa liin iyo caano Leeloow leelaa yaa leela Odayga liinta waaye, Sheikh ku sheegayaasha caanaha waaye...Liin caano wey bajiyaan...Inee sidii caanaha baqaan ey ka cabsoodeen...Janta fagax aboow... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2008 Maya, maya, maya, liin carabka xataa ma qabto, iskaba dhaaf in caano lagu shubay. Liin caano wey haleysaa, not caano liin haleeyo. Marka saas ula soco. Wax dhanaana waaye oo carabka jecleen, unlike caanaha. Liin walax ee nafaqo leedahayna malaha ka ahayn inay wax yar wax ku kordhiso cuntada iyo qudaarta kale. Leeloow leela yaa leelaa bilaash uguma qaadin Aweys Mabuuse, wax kale lasoo shirtag walaashiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 6, 2008 Hayeh, caanaha sida liinta loogla caroro, ee iyagana carar ugu jiraayaan hee alore...Ama saafi ha'ahaadaan, ama suusac ha'ahaadaan, ama carab ha u macaanaadaan, saas lee orod ugu jiraayaan sheikh kusheegayaasha... Adi laakiin noocaga waxaa lagaa dhadhaminaa tiibada liin la'aanteed wax cunin, ee xaa ka jiro sheekadaas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2008 Tiibada hee. Anigaa? Yareey, ani maa saas i dhahee. Grararararara. Runtaa waaye, though, basbaas, not liin, la'aan wax ma cuni. Iyo ketchupna ku dar. How is the little princess horta? Hope she is fabulously fine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 6, 2008 Grararara, micneheedna? Dhareerka iska tir aboow... My little princess is doing well, alxamdulilah, thanks for asking... Quote Share this post Link to post Share on other sites