Liibaan Posted October 25, 2010 Xoghayaha Arimaha Dibada SSC iyo Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethiopia oo Kulmay Xoghayaha Arimaha Dibada SSC prof Maxamuud Cali Jaamac oo Maanta Lakulmay Madxaweynaha ismaamulka Somalida Ethipia Cabdi Maxamed. Kulankan oo kadhacay Safaarada Ethiopia kuleedahay wadanka UK Magaalada London oo ay ku weheliyeen Xoghayaha, Garaad Jaamac Garaad ismaaciil, Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Uk C/laahi *******, Xoghayaha SSC UK Dr Maxamed Cabdiraxmaan, Nuur Xasan Falaalug, Cabdul Cagalule, Aamina Diiriye Goonle, Cabdi Shube, Siciid Sanbal iyo Huruuse. Dhamaan Dadkii Kaso qaybgalay Kulankaas ayaa Warbixin Siiyey Madaxweynaha una cadeeyay mowqifka SSC, Madaxweynaha ismaamulka Somalida Cabdi Maxamed Ayaa isna aad usoo dhaweeyey SSC sheegayna in Lashaqaynta Ethiopia iyo SSC ay gacanta SSC kujirta iyagana looga baahanyahay in ay Lashaqeeyaan Ethiopia. Ugu Danbayntii Kulankaas ayaa ku dhamaaday Guul iyo is afgarad. boocame.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2010 Kulankan oo kadhacay Safaarada Ethiopia kuleedahay wadanka UK Magaalada London Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 25, 2010 Tolow muxuu JB ku qoslay inkastoo qosolkiisu seasonal yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain_Mike20 Posted October 25, 2010 Funny people walahi.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 25, 2010 JB is laughing but atleast our people can go to an embassy, unlike his where they have to hire a hotel hall Do you even need passports to go to Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain_Mike20 Posted October 25, 2010 mad mullah..since when has the xabashi embassy become your embassy ...you have surrendered to xabashi's saxib, forget the ONLF and join your yellow teeth raw meat eting, neck shacking amharic brethren. I would rather have a hotel room then a xabashi embassy, at least that hotel is my hotel, my peoples wealth. If you are ever in addis visit the Somaliland embassy saxib, it has more rights and respect then the Old Ni88er league foundation known as the ONLF. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 26, 2010 ONLF didn't give up thats just some media BS hyped up by the Ethiopian goverment, and I was only joking with JB obviously. Besides, the Somaliland goverment is just a slave to Ethiopia (just like the Somali region adminstration). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted October 26, 2010 the Somaliland embassy WTF? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 26, 2010 Stuff&Nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 26, 2010 Libaadhe, arrin adi ku quseesa maaha, markaa shaqo la'aan baa halkan ku keentay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 26, 2010 Liibaan soodiinki xabashida necba maxa is badalay hada ingriiska lugu kulmo tallow ma wax ba is badalay lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted October 26, 2010 Mayeee saado cali ayaa lakulantay loooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites