General Duke Posted November 23, 2004 Dr Geedi Oo La Filayo Inuu Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo Booqdo Ra'iisuwasaare Cali Maxamad Geedi oo maalmahaan kulamo isdaba joog ah lalahaa qabaa'ilka Soomaalida, gaar ahaan beelaha Hawiyaha ayaa la filayaa in uu sodcaal shaqo ku yimaado magaalooyinka Muqdishu , Kismaayo iyo Baydhabo. Sodcaalka Raiisulwasaaraha oo al filayo in uu dhaco ka dib magacaabista golaha xukuumadiisa ayaa waxa ay qayb katahay dib u heshiin iyo ka dhaadhacsin ajandayaashiisa siyaasadeed dadwaynaha Soomaliyeed ee dega deeganadaas . Siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdishu ee kasoo jeeda Beesha ****** ayuu raiisulwasaaruhu kulan la yeeshay, iyagoo u ballanqaaday in goobaha ay ka arrimiyaan dawladda u gacan gelin doonaan. Madaxda Jabhadda RRA-da ayuu sidoo kale wadahadal la yeeshay Raiisulwasaaruhu iyagoo isla gartay qaabka ay dawladdu ugu shaqayn doonta goballada ay gacanta ku hayaan waxa ayna ballanqaadeen in ay la shaqaynayaan xukuumada raiisulwasaare Cali Geedi lagana soo dhawayn doono degaanada ay gacanta ku hayso jabhaddu . Sidoo kale siyaarada Raiisulwasaaraha ee Kismaayo ayaa qayb ka ah in uu isbahaysiga uu hogaamiyo Barre Hiiraale wadaxaajood la galo si ay xukuumadiisu u noqoto mid laga aqbalsanyahay dhammaan deegaanada ay gacanta ku hayaan jabahaduhu iyo kooxaha hubaysan taasoo u muuqata siyaasad nabadeed xal lagu gaari karo siyaasadeed oo horseeda nabad iyo xasillooni ka dhacda gudha Soomaaliya . C/llaahi khadar, goobjoog, Muqdisho Budbud33@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
B_A_L_L_E_R_Z Posted November 23, 2004 DEAD MAN WALKING Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 23, 2004 Baller Why do you say that? The man has cultivated large support from the armed groups throught the country. The RRA, JVA have stressed their commitment since he was chosen as PM. Also he is from one of the most powerful clan groupings in Mogadishu and no doubt will be welcomed there. I think its a courageous step for the PM to take and I wish him all the best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted November 23, 2004 I Pray to Allah to help him and Guide him well he has surely taken on a daunting Task as has his collegue The president.Good luck and God speed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted November 24, 2004 Also he is from one of the most powerful clan groupings in Mogadishu and no doubt will be welcomed there. Don't be modest with the new government's success Smith. No doubt he comes from the most powerful clan grouping in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites