Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Asmara clowns refused entry to AU meeting on Somalia

Recommended Posts

Maxaa ay kala kulmeen mucaaradka fadhigoodu yahay tuulada asmara shirkii looga hadlayay dhaqaalaha jamuuriyada Somalia laguna qabtay manta dalka Kenya.

 

Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ka furmay kulan looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka jamuuriyada Somalia.Kulankaasi oo socon doona labo maalmood ayaa waxaa ka qeyb galaya khubaro ka kala socota Bankiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay.

 

Waxaa kaloo lagu casuumay masuliyiin ka socotay dalalka kala ah Nigeria iyo Burundi iyagoo halkaasi ka dhiiban doona fikirka uga aadan dhaqaalaha dalka Somalia iyo waxii ay ka oran karaan.

 

Kulankan waxaa si weyn loogu gorfeyey sida kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka Somalia sida ay mustaqbalka uu u noqdo mid kobca oo horumar la gaarsiiyo.

 

Kulankan ayaa dhinaca dowladda jamuuriyada Somalia uga qayb galay Ra’iisal wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen Nuur cadde iyo wasiirada maaliyadda iyo ganacsiga Prof Xaamud iyo Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Mudane cali jaamac jangali.

 

Dhanka kale waxaa iyagu doonayay inay ka soo qayb galaan mucaaradka dowladda dalka Somalia ee fadhigoodu yahay tuulada asmara uuna hogaaminayay gudoomiyihii hore ee barlamanka Somalia bilihii la soo dhaafey baaga muundo ku ahaa dalka Elatariya ayaana u suurta galin inay soo galaan goobta shirka.

 

Goobta shirka uu ka socday ayaa amaan keeda aad loo elaalinayay iyadoo goob waliba ay isku gedameen ciidamada nabad sugida iyo Polic.ka dalka Kenya.

 

Gudoomiyihii hore ee barlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo rag ay ka mid ahaayeen Prof. Ibraahi Xasan Caddow iyo Cabdiraxmaan Ibbi. Ayaa gabi ahaanba Poolis-ka dalka Kenya ay u sheegeen inaysan soo gali Karin goobta shirka ka dib markii ay ciidamada nabad sugida dalka Kenya ay wadiyeen masuliyiin taasi aqoonsigii lagu gali lahaa goobta shirka uu ka socday.

 

Maaha markii ugu horaysan ay dhibaato ama fadeexad ay ka soo gaadho mucaaradka dowladda Somalia ee haatan ku sugan tuulada asmara iyadoo lawada ogsoon yahay sanadkii lasoo dhafay wefti uu hor kacayo Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xildhibaano aan sidaa u sii badneen ina laga masaa furiyay caasimada dalka Kenya ee magaalada Nairobi.

 

Guud ahaanba shacabka somaliyeed ee haatan ku sugan caasimada dalka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa ay is weydiinayaa su:aalo dhowr ah oo ay ka mid yihiin maxaa ay ka yeeli donaan ciidamada nabad sugida iyo Polic.ka dalka Kenya mucaaradka dowlaad Somalia iyadoo aan la ogayn cida ama masuulka ku casuumay dalkan Kenya.

 

Mar aan qadka talefoonka kula xidhiidhnay Afhayeenka dowladda dalka Kenya ninka lagu maga caabo Alfuwa matuwa inuu wax ka og yahay socdaalka ay ku jogaan caasimada dalka Kenya mucaaradka dowladda Somalia ayaa inoo sheegay inuusan wax war ahi ka hayn aysan jirin masuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo Kenya oo casumaad u fadisay mucaarad kaasi.

 

Cabdi Samed Shabakada Carmooyin.com Nairrobi Kenya. Email.cabdisamed05@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

It is obvious that you are on a machine that wants to completely discredit Nuur Caade's innitiative.

The Asmara 'clowns' as you call them are in Nairobi in an effort to find a break through in trhe current deadlock in Somalia. But you wouldn't know anything about that would you? Because you live in a coccon of your own that tells you everything is OK as long as adeero is called Mr.President.

I shant ask you what you stand to loose if a memorandam of understanding is reached among PM and the resistance - but bear in mind sxb that it wll happen Insha Allah for the benfit for those affected by atrocity in Mogadishu.

Untill then keep on taking cheap shots on those who made sure you live in a bunker and transported inside a sealed armed carrier.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje, you are confused indeed. Nur Cade called for peace talks, who refused?

 

Go lecture Ahmed Diriye and Abdiqasin who have called this mans effort a fairy tale.

 

Or go and talk to the Al-Shebaab who go maim women and chiledren in Mogadishu, Jowhar, Beledwyen.

 

As for bunkers, adeer its the transition ******. We came from being in Kenya to Jowhar, To Baidoa and now in Mogadishu. There will be a time when none of these farts will matter, like Qaynyare, Suudi and your former hero's do not matter today.

 

Untill then keep day dreaming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this