Qudhac Posted December 10, 2009 waar ingriiska ma in lays yaqanaad mooday, yuug iyo yamayuug ayaa isugu yimiye, qaar aad isku reer tihiin ayaad arkaysaa aanad fahmay ba oo swaxili shubaaya. waar waa meel waalatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 Isagu maraykan buu joogaa ..... well, siduu ii sheegay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 are you saying ninku waa qotti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 Walahi waxaan is leeyahay hadaan kuu sheego waad yaabaysaaye ,,, inaga daa war jiraaba cakaaruu imane ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 10, 2009 qudhac, dee Minnesota. Thought everyone knew that. Ever heard of Cedar. JB, lool lets hear it. Maxaad haysaa? adaaba war haya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 red meesha guulwada yaashaa ku badan somaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 10, 2009 Inta Starbucks dhooban uun weeye kuwaasi. laakin inta kale waa dad dantooda yaqaan ah oo warkaa mar hore ka tagay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 kii ina samatar miyaan maxakamad la keenin wali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted December 10, 2009 Jacaylbro, waa runtaa. Redsea, qof arkay ma jiro. Waxbaan kuu sheegayaa , 3 nin lama arko: (1) Redsea (2) Taliban (3) Maadeey 3-daasiba, waa ummada internet-ka kasoo gasha, planet-ka ama falaga loo yaqaan (Mars). Laakiin, ninkan Qudhac isagu Pakistan ayuu kalluunka cuni jiray , Addis-Ababana, wuxuu cuni jiray Daafida . Markaa, kaddaa hakku darin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 jaw aar bal eega tan yare uuska kuusan xagay igala qabsatay... naa duufka iska bii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted December 10, 2009 Qudhac, ma adeerkaa baa kugu yidhi. Hadaad sidaa wax u qorto ama u hadasho, geesi ama cawaandi ayaa lagu moodayaa. Mise, waxaad aaminsantahay in dadku qoslayaan, oo ay madadaalo kalmadahaani sameeyaan: Jaw, Gaw, Qaw, Naw, Tan yar .... IWM..... Saaxiib, bal inooga jawaab! Waan ku ogahay, nin maskax badan ayaad tahay. Waayo markii iigu kaa danbaysay madax yar ayaad lahayd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 10, 2009 War illeyn meel aan laga filayn baa qosol laga helaa!! 'shuba hadda' a la Maryan Mursal . Waryaa Hunguri, maxaa i kaa daba dhigay?, meel walba magaceyga inaad ku sheegto maxaa kugu qasbay?, iga har ninyahabow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 Originally posted by Hunguri: Qudhac, ma adeerkaa baa kugu yidhi. Hadaad sidaa wax u qorto ama u hadasho, geesi ama cawaandi ayaa lagu moodayaa. Mise, waxaad aaminsantahay in dadku qoslayaan, oo ay madadaalo kalmadahaani sameeyaan: Jaw, Gaw, Qaw, Naw, Tan yar .... IWM..... Saaxiib, bal inooga jawaab! Waan ku ogahay, nin maskax badan ayaad tahay. Waayo markii iigu kaa danbaysay madax yar ayaad lahayd aaryee dhegayso sow matihid naftii pm isoo diray, sxb sorry to burst your bubble but i aint cidaad i mooday, ninkan aad sheegaysid ee Abdirhiim Dheeroow ma ihi dee, ciidagale na ma ihi.... NFD aad sheegaysidn awowgayna muu arag, markaa is deji sxb yey qiiro kula tegine..... aar bal amuurtan eega, raga ma wadaa layskaga qabsadaa..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted December 10, 2009 loooooooool waar wallaahi 2-diinuba aad ayaad iiga qosliseen. Qudhac, saaxiib adigu kaad iisoo dirtay ayaad illawday. Oo kaygii uun baad sheegtay . Marka, adiga uun ayaa wali durbaan iska garaacanaya. Markaa, hadaan suaal kale ku waydiiyo kalmadahan ma abtigaa ayaa kugu yidhi dadka way ka bajiyaan ama cabsiiyaan: Aaryee, naftan yar, qac, jac, eeyaa, bal amuurtan eega ( IWM ) Niyow, waxaan filayaa kalmadahaasi dadka xittaa qofka "Carra-Edeg" ku jira, way kala soo dhex baxayaan. Saaxiib, hadaan suaal kale ku waydiiyo. Markaad, hadalkan qoraysid afkana ma qalloocinaysaa ?? Its just a question! Maadeey, adiga dee waxkale kuma odhan. Waxaan idhi ninkaa Maadeey, waa nin iska maadeeynayee yaan lala hadlin (((Waa Maadeeys SOL Maadeeyena waa matalayaa ))) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 11, 2009 are you bored sxb do you need a friend, someone to have good chat with, is that why you making up imaginary names, and sending random private messages to people...... this is what i would suggest for you WWW.MEET.A.MATE.COM meel kasta duufley baa taagan Quote Share this post Link to post Share on other sites