Jacaylbaro Posted December 9, 2009 meeshaa waxa sheeko iga soo martay halkan kuma soo wada koobi kareee ,,,, inta kele summerka u dhigo fool ka fool baan kaaga sheekayne ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted December 10, 2009 Burco is a troublesome place indeed. For the first time i went back there in 14 years i made the mistake of driving a car with the seatbelts on. Dee wixii igaa raacay ilaahay uun baa ogaa. Kuwo wadada dhineecada maraya oo leh baan maqlaa: hayaaya hayaay, war ma inuu diyaarad waduu is moodey yaa yidhaahda waxa iska fur yaan naqasku kugu dhegine. After that wallahi waan ka khajili jirey inaan suunkaba xidho. Safetyeey xaal qaado dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted December 10, 2009 kornaylka, lol bro. Burco people and history is somalia and everyone knows that. Unfortunately they been tricked into believing this snm propaganda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 OODWEYNE inadeer oo shaw waxaad ahayd seef la boodh gaw, waar ma anigii baa imika noqday gudhu waar anigu magaladaad ku caqliyaystay waa magaalada burco... JB baan ka yara farxinaayay siduu ilkaa u cadeeyey miyaanad arag, reer hargeisa intaasi ka helaan lakin dee runtii waxaan nahay reer shiekh.... horena waan u sheegay markaa dee kaftanku wuu furanyahay JB can i not be from all three, even though i am reer shiekh i have most family in burco and goda weyn... and for business i go to hargeisa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 Suldaankaaga ayaan aqaanaa anigu ,,, Sultan Mohamed Hassan ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 10, 2009 Dee wixii igaa raacay ilaahay uun baa ogaa. Kuwo wadada dhineecada maraya oo leh baan maqlaa: ayaaya hayaay, war ma inuu diyaarad waduu is moodey yaa yidhaahda waxa iska fur yaan naqasku kugu dhegine. After that wallahi waan ka khajili jirey inaan suunkaba xidho. Safetyeey xaal qaado dheh. This made me laugh- loool that is so classic. Qudhac- say my mum is from Hargisa, my Dad from Shike, my wife from burco, so I truly am a national of SL with a hog in each city JB- you are your stories :rolleyes: Cowke- You don't know shid about Burco, its people or history- keep it moving for waxad ka sheeg karto apart from lies aya iska yaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 u did not even understand my stories ,,, come on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 10, 2009 I stopped after I read the second one. Too early in the morning for my brain to take in dacayad and a half.! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 Did u see the news reporter one ??? ,,,, that should make you laugh though ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Suldaankaaga ayaan aqaanaa anigu ,,, Sultan Mohamed Hassan ,,, Suldaan Maxamed Xasan Ibraahin waa ni fiican oo daacada, i like him.... jb ma runbaa waxaad tahay dhogoray ibtisam inadeer walee been maad sheegin, if we each stick to out towns then we shall never know the wonders of our country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 hayaaay ,,, waar maya maya ,,, kaama ag fogi lakin ,,, suldaankaanu qaraabo nahay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 ma darayahanba dee markaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 ka daroo dibi dhal ,,, waar qaraabaanu nahay baan ku idhi deee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 10, 2009 oo waligay danyeer baan ku moodi jiraye Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 10, 2009 Is this still going? Quote Share this post Link to post Share on other sites