Jacaylbaro Posted February 16, 2010 Wararka Hadhwanaagnews ka so gaaraya Meel aan sida uga fogeyn qiyaastii degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa maanta waxaa laga dareemay dhul gariir kaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin nafeed sida ay xaqiijiyeen dadyow ku sugan deegaanada ka ag-dhow halka uu dhulgariirkaasi ka dhacay. Saraakiil ka tirsan laamaha is-gaarsiinta qaaska loo leeyahay ee degmada boocame ayaa xaqiijiyay jiritaanka dhulgariirkaasi, waxaana ilaa iyo Iminka la sheegay khasaare dhan dhimashada 2-caruur ah oo uu ku dumay geed ay hoos fadhiyeen iyadoona ay qasaare badan ka soo gaartay dadka xoolaleyda ah ee ku sugnaa halka dhulgariirku ka dhacay iyagoo kaga dhintay xoolo aad u tiro badan. Si kastaba ha ahatee, Hadhwanaagnews oo qadka Telefoonka kula hadashey dadka halkaasi ku dhaqan ayanaan carabaabin wax faahfaahin ah oo intaas dhafsanisan,waxaana inta la hubo la shaaciyay qasaaraha kor ku xusan maadaama aysan deegaanadaasi ku sugneyn dad aqoon u leh arrintan iyo dad iyagu qeexi kara cabirka dhulgariirkaasi iyo waxyaabaha ka dhalankara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 16, 2010 waxan u maleynaya mustaqbalka dhow inu bad ka jeexmaayo Somaliland iyo Somalia. tani wa dhul gariir marki hore volkano ba ka horeye. Aun to the people Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 16, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: waxan u maleynaya mustaqbalka dhow inu bad ka jeexmaayo Somaliland iyo Somalia. tani wa dhul gariir marki hore volkano ba ka horeye. Aun to the people Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 16, 2010 Dhul gariir??? Hadhwanaag???? Quote Share this post Link to post Share on other sites